{"id":57029,"date":"2018-12-30T11:01:33","date_gmt":"2018-12-30T10:01:33","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=57029"},"modified":"2018-12-30T11:01:33","modified_gmt":"2018-12-30T10:01:33","slug":"golaha-shacabka-oo-ansixiyey-xeer-hoosaadka-golaha-oo-dib-u-eegis-lagu-sameeyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=57029","title":{"rendered":"Golaha Shacabka oo ansixiyey xeer hoosaadka Golaha oo dib u eegis lagu sameeyay"},"content":{"rendered":"<p>30 Dec 2018 (Puntlandes)\u00a0Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ugu codeeyay xeer hoosaadka Golaha Shacabka oo dib u eegis lagu sameeyay, iyadoo ay\u00a0170 xildhibaan ayaa ogolaatay halka uu hal xildhibaan diiday\u00a0mana jirin wax ka aamusay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/139d6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-57030\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/139d6.jpg\" alt=\"\" width=\"500\" height=\"235\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/139d6.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/139d6-300x141.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/139d6-292x137.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/139d6-638x300.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dhinaca kale Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ansixiyay sharciga howlgabnimada, xaqsiinta iyo hibooyinka xubnaha ciidamada qalabka sida oo ay soo diyaariyeen guddiga difaaca ee Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>171 Xildhibaan ayaa ogolaatay, waxaa diiday 2 Xildhibaan, Xildhibaan ka aamusayna ma jiro.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha guddiga difaaca ee Golaha Shacabka Xildhibaan Xuseen Carab Ciise ayaa u mahad celiyay Xildhibaanada Golaha Shacabka sida wanaagsan oo ay u ansixiyeen sharciga howlgabnimada,xaqsiinta iyo hibooyinka xubnaha ciidamada qalabka sida.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Waxaa wali xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ka socda kulanka 32-aad ee golaha shacabka, iyadoo wali uu dhimanyahay\u00a0u codeynta Miisaaniyadda dowladda ee 2019-ka.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>30 Dec 2018 (Puntlandes)\u00a0Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":57030,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-57029","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1382,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57029","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=57029"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57029\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57031,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57029\/revisions\/57031"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/57030"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=57029"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=57029"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=57029"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}