{"id":57032,"date":"2018-12-30T23:41:57","date_gmt":"2018-12-30T22:41:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=57032"},"modified":"2018-12-30T23:41:57","modified_gmt":"2018-12-30T22:41:57","slug":"dhagayso-madaxweyne-prof-gaas-oo-hadlay-doorashada-puntland-faragelinta-dfs-ruqsadaha-ay-dfs-bixisay-arimo-kale","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=57032","title":{"rendered":"Dhagayso: Madaxweyne Prof Gaas oo hadlay doorashada Puntland, faragelinta DFS, Ruqsadaha ay DFS bixisay &#038; arimo kale"},"content":{"rendered":"<p>30 Dec 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha dawladda Puntland oo waraysi siiyay gollaha 88 ayaa kaga hadlay hawlaha doorashada ee Puntland ka socda iyo sababta keentay inay mamnuucaan in Puntland ay yimaadaan dadka la shaqeeya dowladda federaalka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135a7a5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-56572\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135a7a5.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"350\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135a7a5.jpg 1786w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135a7a5-300x175.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135a7a5-768x448.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135a7a5-1024x597.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135a7a5-292x170.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/135a7a5-638x372.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweyne Prof Gaas ayaa dowladda federaalka ku eedeeyay inay faragelin ku hayso Dowlad Goboleedyada si ay u burburiso nidaamka federaalka ee ay Soomaalidu ku hershiisay<\/p>\n<p>Prof Gaas ayaa xusay faragelinta ay dowladda federaalka ku sameysay dawlada Goboleedayada Koonfur Galbeed, Galmudug iyo qorshaha guracan ee ay ka wadaan Jubaland<\/p>\n<p>Dhanaka kale Madaxweynaha ayaa ka hadlay hadalhayn ku saabsan madaxtinimada Puntland ee Dr Cali Ciise Cabdi oo horay ugu hawlanaa kala quybinta Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweyne Gaas ayaa yiri \u201cCali Ciise waa nin u dhashay Punland laakiin ma qabo inuu aaminsan yahay jiritaanka Puntland. Waa nin aan weligiis ka shaqeynin midnimada iyo horumarka Puntland\u201d<\/p>\n<p>Madaxweyne Prof Gaas ayaa sidoo kale ka hadlay ruqsado ay dhowaan dowladda federaalku siisay shirkado Shiinees ah si ay uga kalluumestaan xeebaha Soomaaliya, isagoo sheegay inaysan waxba kala socon ayna ka shaqaynayn Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweyne Gaas oo ruqsahada dawladda federaalka ka hadlaya ayaa yiri \u201cAnnaga waxba kalama soconno arrintaas, waa in lagu heshiiyaa sida loo qaybsanayo khayraadka dalka, xeebaheena, Dowlad nooma ilaaliso ee annaga ayaa ilaashana, shati Xamar laga soo saarayna Puntland kama shaqeynayo,\u201d<\/p>\n<p>Dhagayso waraysiga uu madaxweynaha Prof Gaas siiyay gollaha 88<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-57032-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Madaxweyne-Prof-Gaas-oo-hadlay-doorashada-Puntland-faragelinta-DFS-Ruqsadaha-ay-DFS-bixisay-arimo-kale.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Madaxweyne-Prof-Gaas-oo-hadlay-doorashada-Puntland-faragelinta-DFS-Ruqsadaha-ay-DFS-bixisay-arimo-kale.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Madaxweyne-Prof-Gaas-oo-hadlay-doorashada-Puntland-faragelinta-DFS-Ruqsadaha-ay-DFS-bixisay-arimo-kale.mp3<\/a><\/audio>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>30 Dec 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha dawladda Puntland oo waraysi siiyay gollaha 88 ayaa kaga hadlay hawlaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":56572,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-57032","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":3542,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57032","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=57032"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57032\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57034,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57032\/revisions\/57034"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/56572"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=57032"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=57032"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=57032"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}