{"id":57086,"date":"2019-01-01T18:43:55","date_gmt":"2019-01-01T17:43:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=57086"},"modified":"2019-01-01T18:43:55","modified_gmt":"2019-01-01T17:43:55","slug":"qaramada-midoowday-oo-sheegtay-in-labo-shaqaale-ka-mid-ah-ku-dhaawacmeen-weerarkii-madaafiicda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=57086","title":{"rendered":"Qaramada Midoowday oo sheegtay in labo shaqaale ka mid ah ku dhaawacmeen weerarkii madaafiicda"},"content":{"rendered":"<p>01 Jan 2019 (Puntlandes)\u00a0\u00a0Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Heysom ayaa \u00a0cambaareeyay weerarkii madaafiicda ahaa ee maanta lagu qaaday Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.<span id=\"more-25776\"><\/span><\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inlineleft td_uid_9_5c2b3685bc89e_rand td_block_template_1\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/62a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-54374\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/62a1.jpg\" alt=\"\" width=\"464\" height=\"309\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/62a1.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/62a1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/62a1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/62a1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/62a1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 464px) 100vw, 464px\" \/><\/a><\/div>\n<p>\u201cToddobo madfac ayaa ku dhex dhacday gudaha saldhigga Xalane waxaana ku dhaawacmay labo ka mid ah shaqaalaha Qaramada Midoobay iyo hal\u00a0 ruux oo qandaraasle ah balse ma aha kuwo halis gelinaya noloshooda.\u201dayaa lagu yiri qoraalka uu soo saaray ergeyga Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>\u201cWeerarka aan tooska ahayn ee lagu soo qaaday Xarunta weyn ee Qaramada Midoobay waxa uu ku yahay xadgudub sharciga caalamiga ah ee bani\u2019aadananimada,waxana aan si adag u cambaareynayaa falkan gardarada ah ee lagu soo qaaday shaqaalaheena.\u201dayuu yiri Mr Haysom.<\/p>\n<p>\u201cMa jiro wax qorshe siyaasadeed ah oo laga lahaan karo in lagu xadgudbo shaqaale hay\u2019ado caalami\u00a0 u shaqeynayo kuwaasoo taageeraya sidii nabad loo soo celin lahaa loona xoojin lahaa hay\u2019adaha dowliga ah ee Soomaaliya,Waxan u rajeynayaa caafimaad deg-deg ah shaqaalaha ku dhaawacmay weerarkan.\u201dayuu sii raaciyay Mr Haysom.<\/p>\n<p>Ururka Alshabaab ayaa sheegtay mas\u2019uuliyada weerarka madaafiicda ah.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>01 Jan 2019 (Puntlandes)\u00a0\u00a0Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Heysom ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":54374,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-57086","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1250,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57086","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=57086"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57086\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57087,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57086\/revisions\/57087"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/54374"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=57086"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=57086"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=57086"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}