{"id":57113,"date":"2019-01-02T12:43:52","date_gmt":"2019-01-02T11:43:52","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=57113"},"modified":"2019-01-02T12:43:52","modified_gmt":"2019-01-02T11:43:52","slug":"antonio-guterres-oo-ugu-baaqay-dowladda-federaalka-inay-si-deg-deg-ah-u-baarto-weerarkii-xarunta-un-ka-ee-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=57113","title":{"rendered":"Antonio Guterres oo ugu baaqay dowladda Federaalka inay si deg deg ah u baarto weerarkii Xarunta UN ka ee Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>02 Jan 2019 (Puntlandes)\u00a0 Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii Xarunta Qaramada Midoobey ee magaalada Muqdisho, halkaasoo shalay madaafiic hoobiyeyaal lagu garaacay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/140a9.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-57073\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/140a9.jpeg\" alt=\"\" width=\"471\" height=\"260\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/140a9.jpeg 952w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/140a9-300x165.jpeg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/140a9-768x424.jpeg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/140a9-292x161.jpeg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/140a9-638x352.jpeg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 471px) 100vw, 471px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Illaa todobo madaafiic ayaa ku dhacay xarunta UNSOM ee ku taal xeyndaabka Xalane, waxaa ku dhaawacmay labo ka mid ah shaqaalaha UN-ka iyo hal qandaraasle, waxaa la sheegay in dhamaantood dhaawacooda uu yahay mid fudud.<\/p>\n<p>Antonio Gutters ayaa sheegay in ficilkan uu yahay mid xadgudub ku ah sharciga caalamiga ah ee bani\u2019aadanimada..<\/p>\n<p>Mr Guterres ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay si deg deg ah u baarto, wuxuuna yiri \u201cWaa in la baaraa weerarkaas, si degdeg ah cadaalada loo horkeenaa kuwii ka mas\u2019uulka ahaa\u201d<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in weerarkan aanu dib u dhigi doonin dadaalada Qaramada Midoobey ee sii wadida taageerada dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, sidii nabadda iyo xasilooni looga dhalin lahaa dalka.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa sheegatay mas\u2019uuliyadda weerarka lagu qaaday xarunta UN-ka ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Saacado kaddib weerarkaas dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal dalka looga ceyrinayo Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom kaddib markii lagu eedeeyay inuu ku xadgudbay madax banaanida Soomaaliya.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>02 Jan 2019 (Puntlandes)\u00a0 Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa si kulul u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":57073,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-57113","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":3253,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57113","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=57113"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57113\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57114,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57113\/revisions\/57114"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/57073"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=57113"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=57113"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=57113"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}