{"id":57212,"date":"2019-01-05T23:37:27","date_gmt":"2019-01-05T22:37:27","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=57212"},"modified":"2019-01-05T23:37:27","modified_gmt":"2019-01-05T22:37:27","slug":"dhagayso-wasiirka-arimaha-dibadda-dawladda-federaalka-oo-goodiyey-inaan-loo-diidi-karin-garowe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=57212","title":{"rendered":"Dhagayso: Wasiirka Arimaha dibadda dawladda Federaalka oo goodiyey inaan loo diidi karin Garowe"},"content":{"rendered":"<p>05 Jan 2019 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Arimaha dibadda dawladda Federaalka Amxed Ciise Cawad ayaa ka hadlay diidmadii ay dawladda Puntland u diiday wasiirada dawladda Federaalka iyo shaqaalaha madaxtooyadda Soomaaliya inay yimaadaan Puntland inta lagu gudo jira doorashooyinka Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/141b6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-57213\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/141b6.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"459\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/141b6.jpg 600w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/141b6-300x230.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/141b6-292x223.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/141b6-100x78.jpg 100w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Cawad oo la waydiiyey haddii ay carqalad ku tahay amniga gobolka sababtay ay u tagayaan Garowe waxa uu ku jawaabay inay dadka gobolka, Isimada iyo waxgaradku ay doonayaan inay u taagan ayna tagayaan halkaas.<\/p>\n<p>Wasiir Cawad ayaa sheegay inay tagayaan Garowe aysan jirin cid ka horjoogsan karta, isagoo sheegay inaysan ku tagayn iyagoo ah wafti dawladeed laakiin ay tagayaan iyagoo u Garowe.<\/p>\n<p>Wasiirka oo la waydiiyo musharaxa ay taageerayaan ayaa ku jawaabay inay niyada qof ka taageeri karaan laakiin aan loo diidi karin wadankooda inay tagaan.<\/p>\n<p>Wasiirku ma sheegin goorta ay tagayaan inkastoo doorashada ay naga xigto labo maalmaad oo qura ayna qabsoomayso 8da jan 2019ka oo ku beegan talaada soo socota.<\/p>\n<p>Dhagayso waraysiga Wasiirka<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-57212-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Wasiirka-Arimaha-dibadda-dawladda-Federaalka-oo-goodiyey-inaan-loo-diidi-karin-Garowe.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Wasiirka-Arimaha-dibadda-dawladda-Federaalka-oo-goodiyey-inaan-loo-diidi-karin-Garowe.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Wasiirka-Arimaha-dibadda-dawladda-Federaalka-oo-goodiyey-inaan-loo-diidi-karin-Garowe.mp3<\/a><\/audio>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>05 Jan 2019 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Arimaha dibadda dawladda Federaalka Amxed Ciise Cawad ayaa ka hadlay diidmadii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":57213,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-57212","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1866,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57212","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=57212"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57212\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57215,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57212\/revisions\/57215"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/57213"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=57212"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=57212"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=57212"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}