{"id":57224,"date":"2019-01-06T15:32:53","date_gmt":"2019-01-06T14:32:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=57224"},"modified":"2019-01-06T15:32:53","modified_gmt":"2019-01-06T14:32:53","slug":"golaha-ammaanka-oo-war-ka-soo-saaray-ceyrintii-nicholas-haysom-iyo-farriin-loo-diray-dowladda-federaalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=57224","title":{"rendered":"Golaha Ammaanka oo war ka soo saaray ceyrintii Nicholas Haysom iyo farriin loo diray dowladda Federaalka"},"content":{"rendered":"<p>06 Jan 2019 (Puntlandes) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa Sabtidii muujiyay sida ay uga xun yihiin ceyrintii Wakiilkii Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Nicholas Hayso, iyagoo intaa ku daray inay rajeynayaan in wadashaqeyn buuxda ay dhex marto Qaramada Midoobey iyo dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/141c.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-57225\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/141c.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"345\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/141c.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/141c-300x162.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/141c-292x157.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/141c-638x344.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>War saxaafadeed ay si aqbaliyad ah isugu raaceen Golaha ayaa ku muujiyay walaacooda, kaddib markii Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey aqbalay inuu soo magacaabo Ergey cusub, si uu ugu bedelo ergaygii loo jaray ruqsada ah shaqsi aan laga rabin dalka (Persona Non Grata).<\/p>\n<p class=\"canvas-atom canvas-text Mb(1.0em) Mb(0)--sm Mt(0.8em)--sm\" data-reactid=\"22\">War saxaafadeedka ka soo baxay Golaha Ammaanka ayaa ahaa qaraar ay soo diyaarisay Britain, kaasoo walaac looga muujinayay go\u2019aanka dowladda Soomaaliya, laguna caddeynayay taageeradeeda Howlgalka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya.<\/p>\n<p data-reactid=\"22\">Golaha Ammaanka ayaa tan iyo jimcihii lahaa kulamo gaar gaar ah oo albaabada u xirnaa, hase ahaa Shiinaha ayaa ka codsaday in waqti la siiyo oo looga fikiro go\u2019aanka Qaramada Midoobey, waxaana ay soo jeediyeen wax ka bedelka qoraalka iyo in la tixgeliyo madax banaanida iyo Midnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p data-reactid=\"22\">Golaha ayaa war saxaafadeedkiisa ku sheegay in sanadka 2019 uu yahay sanad muhiim u ah Soomaaliya, waxaana ay ugu baaqeen Hoggaamiyeyaasha inay si wadajir uga shaqeeyaan sidii horumar looga gaari lahaa dib u habeynta siyaasadda iyo ammaanka.<\/p>\n<p data-reactid=\"22\">Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>06 Jan 2019 (Puntlandes) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa Sabtidii muujiyay sida ay uga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":57225,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-57224","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1320,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57224","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=57224"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57224\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57226,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57224\/revisions\/57226"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/57225"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=57224"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=57224"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=57224"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}