{"id":57336,"date":"2019-01-09T20:17:00","date_gmt":"2019-01-09T19:17:00","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=57336"},"modified":"2019-01-09T20:23:34","modified_gmt":"2019-01-09T19:23:34","slug":"57336","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=57336","title":{"rendered":"Dhagayso: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka hadlay dhulka ay Somaliland haysato, xiriirka dawladda Federaalka, golaha Iskaasahiga dawlad goboleedyada iyo arimo kale."},"content":{"rendered":"<p>09 Jan 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni\u00a0oo shalay oo ay taariikhdu ahayd 8dii jan 2018 loo doortay inuu hogaamiyo Puntland muddo 5 sano ah 2019-2023 ayaa waraysigii u horeeyey siiyey idaacadda BBC, wuxuuna uga hadlay gobolka Sool oo ay Somaliland xoog ku haysato, xiriirka dawladda Federaalka, golaha Iskaasahiga dawlad goboleedyada iyo arimo kale.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/142a8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57331\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/142a8.jpg\" alt=\"\" width=\"593\" height=\"395\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/142a8.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/142a8-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/142a8-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/142a8-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/142a8-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 593px) 100vw, 593px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay inay Somaliland kusoo xadgudubtay dhulka Puntland ayna tahay inay isaga baxdo wuxuuna yiri &#8220;anaga iyo maamulka Somaliland muran dhuleed nagama dhaxeeyo, laakiin waxay kusoo xadgudubtay dhulka Puntland&#8221;<\/p>\n<p>Dr Deni oo ka hadalay xiriirka Puntland iyo dawladda Federaalka ayaa sheegay inuusan rabin inay wiiqanto awooda dawladda Fedraalka maadaama ay Puntland dhismaheeda naf iyo maalba u hurtay.<\/p>\n<p>Deni ayaa hoosta ka xariiqay in marxaladda ay hadda dawladda Federaalku ku jitro ay tahay dib u dhis dowladdeed, isagoo sheegay inay dastuurku uu yahay qabyo dalkuna uu kasoo baxay nidaam ay dawlad dhexe taliso, nimaadka federaalkana inuu wali qabyo yahay.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni oo wax laga waydiiyey dhismihii golaha Iskaashiga dawlad Goboleedyada ayaa sheegay in dastuurku dhigayo in dawlad goboleedyadu iskaashadaan wixii dano ah oo ka dhaxeeya.<\/p>\n<p>Daeni ayaa yiri isagoo\u00a0 ka hadlaya Golaha &#8220;dawladnimada waa waxa dadku ku heshiiyaan iyo dastuurka, wax walba oo dastuurku na farayo waa ku dhaqmi doonaa, wax walba oo ay Puntland gaar u leedahayna waa ilaalin doonaa, wax walba oo ay dawladda Soomaaliyeed wadaagtana waaa ka wada shaqayn doonaa&#8221;<\/p>\n<p>Dhagayso waraysiga madaxweyne Dr Deni<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-57336-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Madaxweyne-Deni-oo-ka-hadlay-Somaliland-DFS-iyo-golaha-Iskaashiga.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Madaxweyne-Deni-oo-ka-hadlay-Somaliland-DFS-iyo-golaha-Iskaashiga.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Madaxweyne-Deni-oo-ka-hadlay-Somaliland-DFS-iyo-golaha-Iskaashiga.mp3<\/a><\/audio>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>09 Jan 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni\u00a0oo shalay oo ay taariikhdu ahayd&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":57331,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-57336","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1680,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57336","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=57336"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57336\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57342,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57336\/revisions\/57342"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/57331"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=57336"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=57336"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=57336"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}