{"id":57687,"date":"2019-01-24T18:33:50","date_gmt":"2019-01-24T17:33:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=57687"},"modified":"2019-01-24T18:33:50","modified_gmt":"2019-01-24T17:33:50","slug":"shariif-sheekh-axmed-oo-sheegay-inuu-yahay-musharax-madaxweyne-doorashada-2020","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=57687","title":{"rendered":"Shariif Sheekh Axmed oo sheegay inuu yahay Musharax Madaxweyne doorashada 2020"},"content":{"rendered":"<p>24 Jan 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa u sheegay wargeys ka soo baxa dalka Kenya inuu mar kale u tartami doono xilka Madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/14000.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-57688\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/14000.jpg\" alt=\"\" width=\"390\" height=\"310\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/14000.jpg 390w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/14000-300x238.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/14000-292x232.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/14000-100x78.jpg 100w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/14000-80x63.jpg 80w\" sizes=\"auto, (max-width: 390px) 100vw, 390px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ahaa Madaxweynihii dowladii kumeelgaarka aheyd intii u dhexeysay 2009-2011,waxana uu sheegay inuu doonayo in uu dib abuuro Soomaali mideysan oo awood leh.<\/p>\n<p>\u201cAwood la\u2019aanta dowlada hadda ka jirta Soomaaliya awgeed ayaa igu dhalisay inaan markale siyaasadda ku soo laabto.\u201dayuu u sheegay wargeyska Standard Digital Shariif Sheekh Axmed.<\/p>\n<p>Wareysi uu siiyay wargeyska The Standard ayuu Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ku sheegay in xilligii uu hayay talada dalka Soomaaliya uu ku guuleystay dagaalkii lagula jirey Alshabaab balse markii uu kursiga baneeyay ay awoodii Alshabaab dib u soo laabatay.<\/p>\n<p>\u201cXilligii aan Madaxweynaha ahaa waxaan ku guuleystey inaan dib u soo celiyo amaankii Soomaaliya wadankana waan mideynay.\u201dayuu yiri Sheekh Shariif toddobaad kadib markii dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab ay weerareen dhisme ku yaal magaalada Nairobi.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan dadaal u geli doonaa sidii beesha caalamka ay qeyb uga qaadan lahayd xoojinta awoodda ciidamada Soomaaliya.\u201dayuu sii raaciyay Shariif Sheekh Axmed.<br \/>\nShariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa labo bil ka hor ugu dhowaaqay xisbiga Himilo Qaran oo uu hogaamiye u yahay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan cadeynayaa inaan calanka u qaadi doono xisbiga Himilo Qaran doorashada 2020,Waxaan dareensanahay in dowlada hadda ka jirta dalka aysan waxba u qaban dadka waxaana doonayaa in aan mideeyo Soomaaliya oo aan ka dhigo mid awood leh.\u201dayuu yiri Sheekh Shariif.<\/p>\n<p>Wargeyska Standard ayaa daabacay in kahor intaan loogaga guuleysan doorashada uu Sheekh Shariif dad badan aaminsanaayeen inuu yahay \u201cAabaha Soomaalida Cusub\u201d maadama uu horseede u noqday dal muddo labaatan sano burbursanaa uuna noqday hogaamiyihii Maxkamada Islaamiga.<\/p>\n<p>Xilligii uu hogaanka dalka hayay ayay dowladii uu hogaaminayay ee ahayd mid kumeel gaar ah waxa ay ku guuleysatay inay ka saarto Al-Shabaab caasimada dalka ee Muqdisho iyo deegaanada u dhow dhow iyadoo kaalmo laga helayay ciidamada Midowga Afrika.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa lagu xusuusta maamulkii Sheekh Shariif oo ahaa Madaxweynihii 7aad ee Soomaaliya in ay horumarisay dastuurkii dalka isla markaana la abuuray ciidamo Boolis,Milatari iyo Maxkamado.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom td_uid_11_5c49879f3bfd7_rand td_block_template_1\">Puntlandes.com21 Jan 2019 (Puntlandes)<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24 Jan 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa u sheegay wargeys ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":57688,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-57687","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1269,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57687","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=57687"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57687\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57689,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57687\/revisions\/57689"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/57688"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=57687"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=57687"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=57687"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}