{"id":57706,"date":"2019-01-26T10:34:52","date_gmt":"2019-01-26T09:34:52","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=57706"},"modified":"2019-01-26T10:34:52","modified_gmt":"2019-01-26T09:34:52","slug":"xildhibaan-axmed-macalin-fiqi-masuuliyaddii-loo-igmaday-madaxweyne-farmaajo-wuu-dayacay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=57706","title":{"rendered":"Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi &#8220;mas\u2019uuliyaddii loo igmaday madaxweyne Farmaajo wuu dayacay\u201d"},"content":{"rendered":"<p>26 Jan 2019 (Puntlandes) Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in magaalada Garowe ay kulmisay Madaxda maamul goboleedyada, Madaxda dowladda Federaalka iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee is khilaafsanaa.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-57707\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146.png\" alt=\"\" width=\"452\" height=\"270\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146.png 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146-300x179.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146-292x175.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146-638x381.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 452px) 100vw, 452px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Axmed Diqi ayaa sheegay in mid ka mid ah Mas\u2019uuliyadaha Madaxda Villa Somalila ay tahay isku heynta dalka, dadka iyo wada shaqeeyntooda iyo is walaaleynsiintooda, isagoo xusay in Madaxweyne Farmaajo uu gabay labadii sano uu xilka hayay.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha Cusub ee Puntland oo muddo bil ka yar ay ka Soo wareegtay doorashadiisii wuxuu awood u yeeshay inuu isugu keeno hal magaalo iyo hal goob mas\u2019uuliyiin farqi intaas le\u2019eg uu u dhexeeyo taasoo ah mas\u2019uuliyaddii loo igmaday madaxweyne Farmaajo ee uu dayacay\u201dayuu yiri Xildhibaan Fiqi.<\/p>\n<p>Xildhibaan Fiqi oo farriin u dirayay Madaxweyne Farmaajo ayaa yiri \u201cMadaxweyne Farmaajo markaan dhaqankeena baadiyaha dib ugu laabanno wuxuu u muuqaal eg yahey \u201cnin xoolo la raaciyey, lagana sugayey inuu Soo daajiyo, ayagoo bad qabana reerka dib ugu Soo celiyo balse taa bedelkeeda dayacey ammaanadii loo dhiibay, isla markaana iska Soo hoyday ama reerkii dib ugu Soo noqday asagoon wax xoolo ahi gacanta ugu jirin, ayna intaas u dheer tahay in uusan wax welwel ka qabin waxa uu sameeyey\u201d, taas oo kale marka aalaaba ay dhacdo reerka lagama waayi jirin wiil kale oo fariid ah oo xoolihii Baadi-gooba oo inta raadqaada raq iyo ruuxba wixii harey Soo caymiya\u201d<\/p>\n<p>Waxaan is-waydiin mudan dad muddo intaas le\u2019eg aan salaanta iska qaadin, wax wada shaqayn ahina dhexmarin, oo hal meel ku qasbanaaday In duruuftu isugu keento nooca hadalka uu Madaxweyne Farmaajo ka horjeedin doono, kallimaadka uu isticmaali doono, dareenka wajigiisa ka muuqan doona iyo inuu ka faa\u2019idaysan doono gogosha uu fidiyey Madaxweyne Deni iyo In kale ee laga yaabo In aysan dib u Soo noqon mudada yar ee xukunka uga harey!<\/p>\n<p>Waxay noqotaba waqti dheer jawaabtu qaadan maysee ee Garoowey gartu taallaa maantay!?<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom td_uid_11_5c4bb0b08fe26_rand td_block_template_1\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>26 Jan 2019 (Puntlandes) Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":57707,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-57706","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1445,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57706","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=57706"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57706\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57708,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57706\/revisions\/57708"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/57707"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=57706"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=57706"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=57706"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}