{"id":57746,"date":"2019-01-27T12:31:40","date_gmt":"2019-01-27T11:31:40","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=57746"},"modified":"2019-01-27T12:31:40","modified_gmt":"2019-01-27T11:31:40","slug":"daawo-video-madaxweyne-deni-oo-khudbadii-caleemosaarkiisa-kaga-hadlay-waxyaabaha-uu-qaban-doono","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=57746","title":{"rendered":"Daawo Video: Madaxweyne Deni oo Khudbadii Caleemosaarkiisa kaga hadlay waxyaabaha uu Qaban Doono"},"content":{"rendered":"<p>27 Jan 2019 (Puntlandes) Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay khudbad ka jeediyay Xafladii Caleemosaariisa ayaa ka hadlay waxyaabaha uu mudnaanta siin doono mudada uu xilka hayo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146b1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-57739\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146b1.jpg\" alt=\"\" width=\"437\" height=\"291\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146b1.jpg 1080w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146b1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146b1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146b1-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146b1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146b1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146b1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 437px) 100vw, 437px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa khudbadiisa wuxuu xooga ku saaray waxyaabaha u qorshaysan ee uu mudnaanta siin doono ay ka mid yihiin tayaynta hay\u2019adaha dowliga ah iyo dardargalinta hay\u2019adaha bulshada\u00a0 ee dhinaca siyaasada, amniga, dhaqaalaha iyo\u00a0 midnimada<\/p>\n<p>Wuxuu kaloo sheegay inuu taabo gelin doono saraynta sharciga iyo qanuunka, waxaa kaloo uu sheegay inuu dib u eegis ku samayn doono\u00a0 tirada iyo tayada iyo xeerarka lagu asaasay hay\u2019adaahi\u00a0 si loo cadeeyo waajibaadkooda shaqo<\/p>\n<p>Wuxuu tilmaamay in sida ugu dhaqsiyaha u badan uu Puntland uga hirgalin doono nidaamkii axsaabta badan si shacabku u soo doortaan hoggaamiyayaal ay la xisaabtami karaan. sidoo kale wuxuu sheegay inuu xooga saari doonaa la dagaalanka kooxaha alshabaab iyo Daacish.<\/p>\n<p>Mar uu madaxweynuhu ka hadlay nidaamka federaalka waxaa uu sheegay in maamulkiisii uu door firfircoon ka qaadan doono hirgalinta nidaamka federaalka iyadoo la ilaalinayo maqaamka Puntland<\/p>\n<p>Daawo khudbadda madxweynaha<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/PGk82we5O1k\" width=\"680\" height=\"573\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 Jan 2019 (Puntlandes) Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay khudbad ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":57739,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-57746","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1319,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57746","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=57746"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57746\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57747,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57746\/revisions\/57747"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/57739"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=57746"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=57746"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=57746"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}