{"id":57833,"date":"2019-01-27T22:05:34","date_gmt":"2019-01-27T21:05:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=57833"},"modified":"2019-01-27T22:05:34","modified_gmt":"2019-01-27T21:05:34","slug":"daawo-video-cali-maraykan-oo-jawaab-kulul-siiyey-faroole-tukaraq-waxaad-u-haysataa-inay-garowe-leed-ahaylaakii-waxay-ka-tirsan-tahay-gobolka-sool","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=57833","title":{"rendered":"Daawo Video: Cali Maraykan oo jawaab kulul siiyey Faroole \u201dTukaraq waxaad u haysataa inay Garowe leed ahaylaakii waxay ka tirsan tahay gobolka Sool\u201d"},"content":{"rendered":"<p>27 Jan 2019 (Puntlandes) Siyaasi Cali Cilmi Warsame (Cali Maraykan) oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Garowe ayaa si adag uga jawaabay hadal ka soo yeeray senator Cabdiraxmaan Faroole, kaas oo uu ka jeediyey xafladii caleemasaarka madaxweynaha cusub ee Puntland.<br \/>\nHalkan ka daawo Faroole.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146d6.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-57834\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146d6.png\" alt=\"\" width=\"527\" height=\"444\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146d6.png 616w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146d6-300x253.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146d6-292x246.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 527px) 100vw, 527px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaa ka soo jeeda gobolada Sool, Sanaag, degmada Cayn oo ah dhulkii lagu aasaasay Puntland 26\u00a0Xildhhibaan oo ka mid ah 66da kursi ee Baarlamaanka Puntland (3) Gudoomiyaha Baarlamaanka\u00a0 Puntland\u00a0 iyo madaxweymne kuxigeenka, marka waliba laga reebo golaha wasiiradda, mana jiro qof u jawaabay Faroole.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/J7dSHdd6a-c\" width=\"500\" height=\"473\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n<p>Faroole wuxuu si gaar ah u sheegtaa Caasimadda Puntland ee Garowe, oo ah meel shacabka reer Puntland ay wada dhisteen wadana leeyihiin.<\/p>\n<p>Faroole ayaa xafladda ka sheegay\u00a0in maamulka Jeegaantu ka laabato Tukaraq\u00a0 kuna laabato Ganbadhe, taas oo uu ula jeedo Tukaraq garowe ayaa leh sida uu Siyaasi Cali Maraykan\u00a0 sheegay.<\/p>\n<p>Cali Maraykan ayaa sheegay inuu Faroole colaad xun ku wado Beesha SSC, ayna haboon tahay in la waydiiyo waxa uu kula dirirsan yahay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Daawo Cali Maraykan oo jawaab kulul siiyey Faroole<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/qWd9MRF7UdE\" width=\"680\" height=\"573\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 Jan 2019 (Puntlandes) Siyaasi Cali Cilmi Warsame (Cali Maraykan) oo maanta Warbaahinta kula hadlay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":57834,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-57833","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1730,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57833","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=57833"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57833\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57835,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/57833\/revisions\/57835"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/57834"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=57833"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=57833"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=57833"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}