{"id":58002,"date":"2019-01-31T16:08:53","date_gmt":"2019-01-31T15:08:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58002"},"modified":"2019-01-31T16:08:53","modified_gmt":"2019-01-31T15:08:53","slug":"daawo-video-sawirro-madaxweynaha-puntland-oo-madaxtooyada-garoowe-ku-qaabiley-hogaamiyaha-xisbiga-wadajir","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58002","title":{"rendered":"Daawo video-sawirro: Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada Garoowe Ku Qaabiley Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir"},"content":{"rendered":"<div>Madaxweynaha Dowladda Puntland Madane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta <a href=\"geo:0,0?q=31 Janaayo 2019 qasriga Madaxtooyada Puntland ee\">31 Janaayo 2019 qasriga Madaxtooyada Puntland ee<\/a> Garoowe ku qaabiley Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Kulankan uu Madaxweynaha Puntland la qaatay Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa daaranaa salaan iyo is xog wareysi guud ee xaaladda dalka iyo sidii dalka loo gaarsiin lahaa hanaanka xisbiyada badan.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa Madaxweynaha Puntland ugu hambalyeeyey guushii <a href=\"calendar:T2:08 January 2019\">08 January 2019<\/a>, waxaana uu bogaadiyey horumarka balaaran ay Puntland gaartay.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Ugu danbeyn, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo ka duulaya siyaasadda Puntland ee hanaanka xisbiyada badan iyo sidii Soomaaliya u gaari lahayd hal qof iyo hal cod ayaa soo dhoweeyey hirgelinta nidaamkaasi, waxaana uu bogaadiyey dedaalka lagu doonayo is bedelka dimuquraadiyadeed ee Soomaaliya ka socda gaar ahaan kan hogaanka xisbiga Wadajir.<\/div>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/14.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58003\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/14.jpg\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"534\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/44.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58004\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/44.jpg\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"534\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/24.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58005\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/24.jpg\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"534\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/35.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58006\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/35.jpg\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"534\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Madane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta 31 Janaayo 2019 qasriga Madaxtooyada Puntland&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":58003,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-58002","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1713,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58002","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=58002"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58002\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58007,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58002\/revisions\/58007"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/58003"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=58002"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=58002"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=58002"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}