{"id":58039,"date":"2019-02-02T13:15:56","date_gmt":"2019-02-02T12:15:56","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58039"},"modified":"2019-02-02T13:15:56","modified_gmt":"2019-02-02T12:15:56","slug":"madaxweynihii-hore-ee-puntland-dr-gaas-oo-safar-dibada-ah-u-baxay-lana-hadlay-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58039","title":{"rendered":"MADAXWEYNIHII HORE EE PUNTLAND DR GAAS OO SAFAR DIBADA AH U BAXAY, LANA HADLAY SHACABKA"},"content":{"rendered":"<p>02 Feb 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynihii hore ee dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u dhoofay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo ay Garoonka Gen Maxamed Abshir\u00a0 ku sagoontiyeen Golihiisii wasiirada iyo saraakiisha Madaxtooyada.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/158d3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-58040\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/158d3.jpg\" alt=\"\" width=\"485\" height=\"548\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/158d3.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/158d3-265x300.jpg 265w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/158d3-292x330.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/158d3-638x721.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 485px) 100vw, 485px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dr Gaas oo saxaafadda la hadlay intii uusan dhoofin ka hor ayaa yiri \u201dShacabka waxaan kula dardaarmayaa inay dawladnimadooda xajistaan, inayAmnigooda ka shaqeeyaan, inay dhaqaalahooda dawladnimadooda taabagelaysa baritaaraan\u201d<\/p>\n<p>Gaas oo shacabka kula dardaarmay inay la shaqeeyaan madaxweynaha cusub ayaa yiri \u201dXukuumad cusub baa timid waa in si fiican loola shaqeeyo oo la garab istaago, madaxwynuhu markuu cusub yahay waa marka uu ugu baahi badan yahay taageerada shacabkiisa marka in si dhow oo wanaagsan loola shaqeeyo, horumarka Puntland cid kasta ayuu dan u yahay, dib u dhaca Puntland na cid kasta ayuu dareen ku yahay\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambaytii Dr Gaas shacabka kula dardaarmay inay \u00a0ilaashadaan horumarka ay haystaan kalana shaqeeyaan amniga dawlada cusub wuxuuna yiri \u201dGuul iyo khayr baan u rajaynayaa Puntland, Puntland\u00a0 way socotaa, meel fiican bay gaaraysaa, iftiin wanaagsan baa meel kasta muuqda, marka waxaanu r abnaa in aanu hiigsano iftiinkaas iyo horumarkaas noo muuqda dhamaanteen, wax badan oo aanu ku shukrino oo Allah ugu xamdinaqno ayey Puntland haysataa, marka in aynu iyadana xagsano siina kobcino oo ku dadaalno amnigu ha ugu horeeyo horumarka dhaqaale ha ku xigsado, dawladnimada dhisideeda iyo in marxalada kala guur ah si fiican loo hor istaago xukuumadda cusub\u201d<\/p>\n<p>Daawo Dr Gaas oo saxaafadda la hadlay<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/CJ739F0dsNo\" width=\"680\" height=\"573\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>02 Feb 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynihii hore ee dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":58040,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-58039","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1642,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58039","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=58039"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58039\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58041,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58039\/revisions\/58041"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/58040"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=58039"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=58039"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=58039"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}