{"id":58095,"date":"2019-02-05T18:45:36","date_gmt":"2019-02-05T17:45:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58095"},"modified":"2019-02-05T18:45:36","modified_gmt":"2019-02-05T17:45:36","slug":"akhriso-warqadda-lagu-casuumay-waftiga-dawladda-somalia-ee-shirka-shidaalka-london-oo-shaki-weyn-abuurtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58095","title":{"rendered":"Akhriso: Warqadda lagu casuumay waftiga dawladda Somalia ee shirka shidaalka London oo shaki weyn abuurtay"},"content":{"rendered":"<p>05 Feb 2019 (Puntlandes)\u00a0Warqadda lagu casuumay waftiga dowladda Soomaaliya ee ka qeyb-galaya shirka shidaalka Soomaaliya ee London, ayaa abuurtay su\u2019aalo la xiriira dhanka anshaxa iyo cidda shirkaas awoodiisa leh.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159b9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-58099\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159b9.jpg\" alt=\"\" width=\"673\" height=\"327\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159b9.jpg 1080w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159b9-300x146.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159b9-768x373.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159b9-1024x498.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159b9-292x142.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159b9-638x310.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 673px) 100vw, 673px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay shirkada qaban qaabinaysa shirkaas ee\u00a0Spectrum Geo Inc ayaa loo diray safaaradda UK ee Muqdisho, ayadoo waftiga dawladda Soomaaliya loogu codsanayo dal ku gal (Visas).<\/p>\n<p>Si kastaba waxaa yaab leh in qoraalka ay shirkaddaas ku sheegtay inay ayada bixineyso oo ay mas\u2019uul ka tahay qarashka ku baxaya safarka waftiga Soomaaliya, sida tikit-ka, hoteelka, gaadiika ay isticmaalaayaan inta ay London joogaan iyo waxyaabaha kale ee ay u baahan yihiin.<\/p>\n<p>Adduunka kama dhacdo, oo marna lama ogola in wafti dal ka socda oo baxaya ama aadaya dal kale in qarashkiisa ay bixiso cid kale, sababtoo ah taasi waxay abuureysaa dhibaato dhinaca sharciga ah. Xitaa waftigii sidaas sameeya ee dal ka socda, haddii lagu ogaado waxay ku waayeen xilalkooda ama waa la maxkamadeeya.<\/p>\n<p>Sababta sidaas loo yiri ayaa ah \u201cQof kasta qofkii bixinaya qarashka safarkiisa ayaa maamula\u201d, sidaas darteedna lama ogola.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale tan ay abuureysa shaki ku saabsan in shirkan aysan dowladda gacanta ku hayn balse ay marti ku tahay, islamarkaana shirkadda ay shirka mas\u2019uul ka tahay dowladdana wixii xaraashka kasoo baxa kaliya qayb ka helayso.<\/p>\n<p>Akhriso qoraalka kasoo baxay Spectrum Geo Inc<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159b4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-58096\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159b4.jpg\" alt=\"\" width=\"659\" height=\"937\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159b4.jpg 675w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159b4-211x300.jpg 211w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159b4-292x415.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159b4-638x907.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 659px) 100vw, 659px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159b8.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58098\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159b8.png\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"984\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159b8.png 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159b8-212x300.png 212w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159b8-292x413.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159b8-638x902.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>05 Feb 2019 (Puntlandes)\u00a0Warqadda lagu casuumay waftiga dowladda Soomaaliya ee ka qeyb-galaya shirka shidaalka Soomaaliya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":58099,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-58095","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1499,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58095","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=58095"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58095\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58100,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58095\/revisions\/58100"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/58099"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=58095"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=58095"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=58095"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}