{"id":58120,"date":"2019-02-09T12:41:02","date_gmt":"2019-02-09T11:41:02","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58120"},"modified":"2019-02-09T12:41:02","modified_gmt":"2019-02-09T11:41:02","slug":"howlgalo-lagu-xaqiijinayo-amaanka-oo-ka-socda-magaalada-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58120","title":{"rendered":"Howlgalo lagu xaqiijinayo amaanka oo ka socda magaalada Boosaaso"},"content":{"rendered":"<p>09 Feb 2019 (Puntlandes) Saacadihii ugu dambeeyay ciidama amaanka ee magaalada Bosaso ayaa howlgalo lagu xaqiijinayo amniga waxa ay ka fuliyeen wadooyinka iyo xaafadaha ay ka kooban tahay magaaladaas.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159f9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58121\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159f9.jpg\" alt=\"\" width=\"480\" height=\"323\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159f9.jpg 480w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159f9-300x202.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159f9-292x196.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159f9-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ciidamada howlgalada fulinayay oo u badan Booliis ayaa 48-dii saac ee lasoo dhaafay howlgal ku qab qabtay boqolaal dhalinyaro ah kuwaas oo la geeyay saldhigyada ku yaala gudaha magaalada iyadoona su\u2019aalo la weydiinayo.<\/p>\n<p>Dhawaan taliyaha ciidamada Booliska Puntland Gen Muxiyadiin Axmed Muuse ayaa shir jiraa\u2019id oo uu qabtay waxa uu ku sheegay in ciidamo amaanka ay qaadayaan howlgalo lagu beegsanayo kooxaha kasoo horjeeda amaanka magaalada Bosaso ee mudooyinkii ugu dambeeyay dilalka ka geysanayay.<\/p>\n<p>Si kastaba howlgaladan ay ciidamada amaanka ay ka fuliyanayaan Bosaso ayaa imaanaya mudooyinkii ugu dambeeyay dilal qorsheysan ay ka dhacayeen halkaas.<\/p>\n<p>Sidoo kale howlgaladan wax ay kusoo aadayaan xili wax ka yar todobaad ka hor meel u dhow dekedda lagu dilay Maareeyihii dekedda Boosaaso u qaabilsanaa shirkadda P&amp;O Port Paul Fermosa.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>09 Feb 2019 (Puntlandes) Saacadihii ugu dambeeyay ciidama amaanka ee magaalada Bosaso ayaa howlgalo lagu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":58121,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-58120","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1466,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58120","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=58120"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58120\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58122,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58120\/revisions\/58122"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/58121"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=58120"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=58120"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=58120"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}