{"id":58135,"date":"2019-02-10T21:58:23","date_gmt":"2019-02-10T20:58:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58135"},"modified":"2019-02-10T22:54:36","modified_gmt":"2019-02-10T21:54:36","slug":"akhriso-magacyada-wasiirada-dawladda-puntland-ee-uu-caawa-magacaabay-madaxweyne-saciid-deni","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58135","title":{"rendered":"Akhriso magacyada Golaha Wasiirada dawladda Puntland ee uu caawa magacaabay madaxweyne Saciid Deni"},"content":{"rendered":"<p>Akhriso magacyada Wasiirada iyo kuxigeenada dawladda Puntland ee uu caawa magacaabay madaxweyne Saciid Deni<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146d.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-57820\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146d.jpg\" alt=\"\" width=\"446\" height=\"359\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146d.jpg 954w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146d-300x242.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146d-768x618.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146d-292x235.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146d-638x514.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/146d-80x63.jpg 80w\" sizes=\"auto, (max-width: 446px) 100vw, 446px\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Akhriso liiska Wasiirada oo ka kooban 18 wasiir<\/strong><\/p>\n<p>1-Wasiirka Cadaaladda &amp; Arimaha Diinta Cawil Sheekh Xaashi Xaamud<\/p>\n<p>2-Wasiirka Arimaha Gudaha Federaalka &amp; Dimoqraadiyadda Maxamed C\/raxmaan Dhabancad<\/p>\n<p>3-Wasiirka Amniga &amp; DDR C\/samad Maxamed Galan<\/p>\n<p>4-Wasiirka Maaliyadda Xasan Shire Abgaal<\/p>\n<p>5-Wasiirka Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha &amp; Iskaashiga Caalamiga ah C\/qafaar Cilmi Xaange<\/p>\n<p>6-Wasiirka Waxbarashada &amp; Tacliinta Sare C\/laahi Maxamed xasan<\/p>\n<p>7-Wasiirka Caafimaadka DR JaamacFaarax Xasan<\/p>\n<p>8-Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka &amp; Guryeyta Axmed Bashiir Muuse<\/p>\n<p>9-Wasiirka Dekedaha &amp; Gaadiidka Badda Maxamed Cabdi Cismaan (Bajiino)<\/p>\n<p>10-Wasiirka Hawlaha Guud &amp; Garoomada Xuseen Cismaan Luga door<\/p>\n<p>11-Wasiirka Haweenka &amp; Arimah Qoyska Aamino Cismaan Xaaji Jaamac<\/p>\n<p>12-Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta &amp; Dalxiiska Cali Xasan Sabarey<\/p>\n<p>13-Wasiirka Xanaanada Xoolaha Siciid Cismaan Fisigis<\/p>\n<p>14-Wasiirka Deegaanka Beeraha &amp; Waraabka Ismaaciil Diiriye Gamadiid<\/p>\n<p>15-Wasiirka Ganacsiga, Warshadaha &amp; Maalgashiga C\/laahi Cabdi Xirsi<\/p>\n<p>16-Wasiirka Kaluumaysiga &amp; Khayraadka Badda Faarax Maxamuud Cawaash<\/p>\n<p>17-Wasiirka Shaqada Shaqaalah Dhalinyada &amp; Ciyaaraha Jaamac Faarax Muuse<\/p>\n<p>18-Wasiirka Tamarta, Macdanta &amp; Biyaha Axmed Maxamed Yuusuf Taaraan<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Liiska Wasiir ku xigeenada oo ka kooban 21 wasiir ku xigeen<\/strong><\/p>\n<p>1-Wasiir ku xigeenka Cadaaladda &amp; Arimaha Diinta Dr Maxamed cali Faarax<\/p>\n<p>2- Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha Federaalka &amp; Dimoqraadiyadda \u00a0C\/wali Mire Xirsi &amp; Maxamed Musadaq maxamed<\/p>\n<p>3- Wasiir ku xigeenka Amniga &amp; DDR Yuusuf Maxamed Ismaaciil<\/p>\n<p>4- Wasiir ku xigeenka Maaliyadda \u00a0Cumar xasan Fiqi iyo Yaasiin Ibraahin Ciise<\/p>\n<p>5- Wasiir ku xigeenka Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha &amp; Iskaashiga Caalamiga ah Yaasin Mire Maxamuud<\/p>\n<p>6- Wasiir ku xigeenka Waxbarashada &amp; Tacliinta Sare Mukhtaar Maxamuud Xasan<\/p>\n<p>7- Wasiir ku xigeenka Caafimaadka C\/naasir Yuusuf Xaaji Xirsi<\/p>\n<p>8- Wasiir ku xigeenka Hawlaha Guud Gaadiidka &amp; Guryeyta Maxamed Xuseen Xaashi<\/p>\n<p>9- Wasiir ku xigeenka Dekedaha &amp; Gaadiidka Badda Yaasiin Cartan Maxamed<\/p>\n<p>10- Wasiir ku xigeenka Hawada &amp; Garoomada Sucaad saalax Nuur<\/p>\n<p>11- Wasiir ku xigeenka Haweenka &amp; Arimah Qoyska Sahro Cabdi Xirsi<\/p>\n<p>12- Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Isgaarsiinta &amp; Dalxiiska C\/salaam Xaaji Saciid Faarax<\/p>\n<p>13- Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha C\/wali Seed Cilmi<\/p>\n<p>14- Wasiir ku xigeenka Deegaanka, Beeraha &amp; Waraabka Maxamed xasan Ciise iyo Faaiso Cali Ismaaciil<\/p>\n<p>15- Wasiir ku xigeenka Ganacsiga, Warshadaha &amp; Maalgashiga Mustafa Daahir Aadan<\/p>\n<p>16- Wasiir ku xigeenka Kaluumaysiga &amp; Khayraadka Badda C\/khaaliq Maxmed Maxamuud<\/p>\n<p>17- Wasiir ku xigeenka Shaqada Shaqaalah Dhalinyada &amp; Ciyaaraha Axmed C\/raxmaan Xirsi<\/p>\n<p>18 Wasiir ku xigeenka Tamarta, Macdanta &amp; Biyaha Maxamed Bashiir C\/laahi<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Liiska Wasiirul dawlayaasha oo ka kooban 9 wasiirul dawle<\/strong><\/p>\n<p>1-Wasiirul dawlaha Madaxtooyadda &amp; Arimaha Dastuurka Saalax Xabiib Jaamac<\/p>\n<p>2-Wasiirul dawlaha Arimaha Gudaha Federaalka &amp; Dimoqraadiyadda Maxamed Axmed Kullan<\/p>\n<p>3-Wasiirul dawlaha Maaliyadda Maxamed C\/qaadir Cismaan<\/p>\n<p>4-Wasiirul dawlaha Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha &amp; Iskaashiga C\/raxmaan Caydiid Ibraahim<\/p>\n<p>5-Wasiirul dawlaha Waxbarashada &amp; Tacliinta Sare C\/laahi Xasan Rooble<\/p>\n<p>6-Wasiirul dawlaha Caafimaadka Sayid Cumar Guuleed<\/p>\n<p>7-Wasiirul dawlaha Hawada &amp; Garoomada Maxamed Xasan Kidhli<\/p>\n<p>8-Wasiirul dawlaha Deegaanka Beeraha &amp; Waraabka C\/rashiid Cali Geelle<\/p>\n<p>9-Wasiirul dawlaha Kaluumaysiga &amp; Khayraadka Badda C\/qani Geelle Maxamuud<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guud ahaan golaha wasiirada madaxweyne Soiciid Deni magacaaby ayaa waxay ka kooban 18 Wasiir, 21 wasiir ku xigeen iyo 9 wasiirul dawle, taas oo\u00a0 isugayn ah 48 xubnood.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa balanqaaday inuu soo dhisi doono gole wasiiro oo kooban tayona lah. laakiin waxa uu soo dhisay dawlad balaaran oo 48 xubnood ka kooban.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akhriso magacyada Wasiirada iyo kuxigeenada dawladda Puntland ee uu caawa magacaabay madaxweyne Saciid Deni Akhriso&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":57820,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-58135","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1772,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58135","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=58135"}],"version-history":[{"count":8,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58135\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58143,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58135\/revisions\/58143"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/57820"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=58135"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=58135"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=58135"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}