{"id":58217,"date":"2019-02-13T12:53:11","date_gmt":"2019-02-13T11:53:11","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58217"},"modified":"2019-02-13T12:53:11","modified_gmt":"2019-02-13T11:53:11","slug":"dowlada-federaalka-oo-soo-dhaweysay-goaanadii-au-da-ee-deyn-cafinta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58217","title":{"rendered":"Dowlada Federaalka oo soo dhaweysay go\u2019aanadii AU-da ee deyn cafinta"},"content":{"rendered":"<p>13 Feb 2019 (Puntlandes)\u00a0Dowladda Federaalak Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go\u2019aankii ka soo baxay Midowga Afrika,kaasi oo ay ku taageerayaan shacabka iyo dowladda Soomaaliya, dadaalada loogu jiro in deymaha looga cafiyo dalka, taasi oo muhiimad gaar ah u leh nabadda iyo horumarka Soomaaliya,maadaama ay hortaagantahay arrintaasi taageeradii hay\u2019adaha caalamiga ee dhaqaalaha adduunka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159c6a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-58218\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159c6a.jpg\" alt=\"\" width=\"561\" height=\"313\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159c6a.jpg 740w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159c6a-300x167.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159c6a-292x163.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159c6a-638x356.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 561px) 100vw, 561px\" \/><\/a><\/p>\n<p>\u201cDowladda Soomaaliya waxaa ku howlantahay oo ay ka shaqeynaysaa dadaalada horumarinta iyo dib u habeynta hanaanka maamul maaliyadeed ee dalka,si loogu guuleysto qorshaah deyn cafiska ee Soomaaliya,si loo helo horumar waara,go\u2019aanka Midowga Afrika waxaa uu iftiiminayaa xiriirka iskaashi iyo taageerada ka dhexeysa Afrika<\/p>\n<p>Qoraalkan oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay xushmeynayso in Midowga Afrika ay muhiimad siinayaa dowrka Soomaaliya ee Midowga iyo wax wada qabsiga,iyo taageerada ay Soomaaliya u muuiyeen,ka xubin ahaan waxaana Soomaaliya dhiirogelin u ah taageeradaasi waana sii wadaynaa iskaashiga ka dhexeeya guud ahaan Xubnaha Midowga.<\/p>\n<p>\u201cIntaasi waxaa sii dheer dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ay taageersantahay qaraarka ka soo baxay shirka Midowga afrika ee sanadka,kaasi oo muhiimad gaar ah ugu fadhiya guud ahaan ururka iyo gaar ahaan,Soomaaliya,kuwaasi oo kamid ahaa xaaladaha kaladuwan sida Nabadda Amniga,iyo arrimaha bani\u2019aadanimo, iyo dhamaan dadaalada ku aadan aragtida ku dhisan dhaqangelinta qorshayaasha horumarnineed ee qaaradda\u201d. Ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 Feb 2019 (Puntlandes)\u00a0Dowladda Federaalak Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go\u2019aankii ka soo baxay Midowga Afrika,kaasi&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":58218,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-58217","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1369,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58217","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=58217"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58217\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58219,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58217\/revisions\/58219"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/58218"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=58217"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=58217"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=58217"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}