{"id":58301,"date":"2019-02-17T14:27:27","date_gmt":"2019-02-17T13:27:27","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58301"},"modified":"2019-02-17T14:27:27","modified_gmt":"2019-02-17T13:27:27","slug":"sawirro-madaxweynaha-k-galbeed-oo-baydhabo-ku-daah-furay-qorshaha-horumarinta-qaranka-ee-sagaalaad","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58301","title":{"rendered":"Sawirro: Madaxweynaha K\/Galbeed oo Baydhabo ku daah-furay Qorshaha Horumarinta Qaranka ee Sagaalaad"},"content":{"rendered":"<p>17 Feb 2019 (Puntlandes)\u00a0Maadaxweynaha Maamaulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta ayaa maanta magalaada Baydhabo ka daah-furay wareegga koowaad ee Wadatashiga Qorshaha horumarinta Qaranka Sagalaad.<\/p>\n<p>Kulanka lagu daah-furayay Qorshaha horumarinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxda Maamulka Koonfur Galbeed\u00a0 Soomaaliya, Masuulayiin ka socda Hay\u2019adaha dowlad-gobaleedka iyo ururada Bulshada.<\/p>\n<p>Madaxda maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo dhaweeyay wadatashiga Qorshaha horumarinta Qaranka oo lagu dhageysano baahiyahooda, si loogu daro waxyaabaha ahmiyada u leh qorshaha horumarinta Qaranka Sagalaad.<\/p>\n<p>Agaasumaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudne Asad Yusuf Qanyare ayaa sheegay in hadafka ugu wayn ay halkaan u soo gaareen ay tahay in ay dhageystaan bulshadda maamulkan si qorshaha horuamrinta Qaranka waxyaabaha hor tabinta leh loogu daro qorshaha\u00a0 Qaranka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan halkan joogi doonaa mudo afar maalmood ah innagoo dhageysan doona ururada buslahda rayidka qeybahooda kala duwan,rugta ganacsatada,Hay\u2019adaha dowladda iyo Baarlmaanka, waxaana isla eegi doona Qorshaha horumarinta Qaranka Sagaalaad\u201dayuu yari Agaasime Asad Yusuf Qaranyare.<\/p>\n<p>Madaxeeyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagaren ayaa bogaadiyay shaqada adag ee maanta ka bilaabatay dowladd gobaleedka K\/Galbeed.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ku faraxsanahay shaqada wanaagsan ee ay wado Wasaaradda Qorsheynta oo muhiimad u leh dalka, waxaan bulshada maamulka Koonfur Galbeed iyo hay\u2019adaha maamaulka ugu baaqayaa in ay la shaqeeyaan wasaaradda si waxyaabaha aan dooneyno wax looga qabto \u201cayuu yari mudane Laftagareen.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a7a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-58302\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a7a.jpg\" alt=\"\" width=\"682\" height=\"454\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a7a.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a7a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a7a-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a7a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a7a-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a7a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 682px) 100vw, 682px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a7a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-58303\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a7a1.jpg\" alt=\"\" width=\"683\" height=\"455\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a7a1.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a7a1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a7a1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a7a1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a7a1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a7a1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 683px) 100vw, 683px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a7a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-58304\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a7a2.jpg\" alt=\"\" width=\"680\" height=\"453\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a7a2.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a7a2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a7a2-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a7a2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a7a2-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a7a2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 680px) 100vw, 680px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 Feb 2019 (Puntlandes)\u00a0Maadaxweynaha Maamaulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":58302,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-58301","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1069,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58301","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=58301"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58301\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58305,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58301\/revisions\/58305"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/58302"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=58301"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=58301"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=58301"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}