{"id":58363,"date":"2019-02-19T08:06:27","date_gmt":"2019-02-19T07:06:27","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58363"},"modified":"2019-02-19T08:06:27","modified_gmt":"2019-02-19T07:06:27","slug":"akhriso-spectrum-oo-war-kasoo-saartay-shirkii-london-dhulka-kenya-ay-sheegtay-in-lagu-xaraashay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58363","title":{"rendered":"Akhriso Spectrum oo war kasoo saartay shirkii London &#038; dhulka Kenya ay sheegtay in lagu xaraashay"},"content":{"rendered":"<p>19 Feb 2019 (Puntlandes)\u00a0Shirkadda Spectrum oo sameysay sahminta shidaalka xeebaha Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay waxay faah-faahin uga bixisay shirkii 7-dii Febraayo ka dhacay London iyo dhulka sahminta lagu sameeyey.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160b3a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58355\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160b3a.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"432\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160b3a.jpg 660w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160b3a-300x196.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160b3a-292x191.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160b3a-638x418.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160b3a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qoraalka oo ay heshay Warbaahinta Puntlandes ayna shirkadu udiray wasaaradda batroolka Soomaaliya, ayaa waxay Spectrum ku sheegtay in shirkii London uu ahaa kaliya mid sare loogu qaaday isla markaana lagu xayeysiinayey shidaalka la tuhmayo inuu ku jiro Soomaaliya.<\/p>\n<p>Spectrum waxa ay sheegtay in intii uu socday shirka London aan marnaba la xaraashin xirmooyinka la sahmiyey ee shidaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Spectrum ayaa dhinaca kale sheegtay in dhul-badeedka sahminta shidaal lagu sameeyey xogtiisana lagu soo bandhigay London uu yahay dhul ay si buuxda u leedahay Soomaaliya, islamarkaana aanu ku jirin dhul-badeedka lagu muransan yahay ee kiiskiisa uu yaallo maxkamadda caddaaladda ee ICJ ee magaalada Hague.<\/p>\n<p>Qoraalka shirkadda Spectrum, oo uu ku saxiixnaa madaxweyne ku xigeenka fulinta ee shirkaddaas ee gobollada Africa, Meditareeniyaanka iyo Bariga Dhexe Graham Mayhew ayaa waxaa la socday qariirad muujineysa dhulka xogtiisa lasoo bandhigay, waxaana ka muquan dhul-badeedka Kenya ay ku haysato Soomaaliya ee maxkamadda ICJ ay go\u2019aanka ka gaari doonto.<strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Hoos ka aqriso qoraalka<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160b4a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-58364\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160b4a.jpg\" alt=\"\" width=\"669\" height=\"946\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160b4a.jpg 1653w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160b4a-212x300.jpg 212w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160b4a-768x1087.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160b4a-724x1024.jpg 724w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160b4a-292x413.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160b4a-638x903.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 669px) 100vw, 669px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>19 Feb 2019 (Puntlandes)\u00a0Shirkadda Spectrum oo sameysay sahminta shidaalka xeebaha Soomaaliya ayaa qoraal ay soo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":58355,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-58363","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1485,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58363","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=58363"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58363\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58365,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58363\/revisions\/58365"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/58355"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=58363"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=58363"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=58363"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}