{"id":58373,"date":"2019-02-19T13:16:04","date_gmt":"2019-02-19T12:16:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58373"},"modified":"2019-02-19T13:16:04","modified_gmt":"2019-02-19T12:16:04","slug":"akhriso-golaha-musharixiinta-isbaddel-doonka-jubbaland-2019-oo-warsaxaafadeed-ka-soo-saaray-doorashada-jubaland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58373","title":{"rendered":"Akhriso Golaha Musharixiinta Isbaddel-doonka Jubbaland 2019 oo warsaxaafadeed ka soo saaray doorashada Jubaland"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160b6.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58374\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160b6.png\" alt=\"\" width=\"589\" height=\"417\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160b6.png 589w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160b6-300x212.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160b6-292x207.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 589px) 100vw, 589px\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Ujeedo: Doorashada Maamul Goboleedka Jubbaland<\/strong><\/p>\n<p>Waxaa si wadajir ah loo sameeyey Golaha Musharixiinta isbaddel doonka Jubbaland 2019 kaas oo ay ku mideysan yihiin dhammaan musharixiinta u taagan madaxnimada Jubbaland ee doorashada 2019 dhexdeeda ka dhaceysa. Golahu wuxuu ku talinayaa si loo helo matalaad rasmi ah kana madax banaan faragelin ka timaada dadka ku tartamaya madaxweynenimada maamul goboleedka Jubbaland, waxaa muhiim ah oo ay si wadajir ah u soo jeedinayaan in lagu dhaqmo hab raaca soo socda inta laga gaarayo qof iyo cod:<\/p>\n<p>1- Sida uu qabo sharciga dowlad goboleedka Jubbaland,muddo xileedka madaxweynaha Jubbaland<br \/>\nla dooran karo waa labo xilli, sidaa darteed madaxweynaha xilligiisa sii dhammaanayo uma<br \/>\ntartami karo madaxweynaha Jubbaland, maadaama labo xilli la doortay. Waxaana aan ka<br \/>\ncodsaneynaa Madaxweyne Ahmed Madobe, in uu umadda reer Jubbaland kala shaqeeyo in ay soo<br \/>\ndoortaan hoggaamiye cusub, sida uu yeelay madaxweynihii hore ee Puntland, Mudane Abdiweli<br \/>\nMohamed Ali Gaas, kana shaqeeyo nabadda Jubbaland.<\/p>\n<p>2- Odayaasha dhaqanka ee asalka ahaa ee eek u jiray liiskii 135 ah oo kaliya ayaa soo xuli kara<br \/>\nxildhibaanada dowlad goboleedyada, iyagoo la tashanaya, nabadoonada degaanka, hadba intii<br \/>\nsuurgal ah.<\/p>\n<p>3- Beeshii aanan lagu matalin 135ka oday dhaqameed ee ka diiwaan gashan Dowaladda Federaalka<br \/>\nah, waxaa xildhibaanadooda soo xulaya Isimka guud ee ugu dhow dhalasho. (suldaan, ugaas,<br \/>\nmalaaq iyo dhigooda).<br \/>\n4- Guddiga doorashada waa iney wada magacaabaan Baarlamaanka cusub dowlad goboleedka iyo<br \/>\nmadaxweynaha maamul goboleedka waana inuu ka koobnaadaa dad dhexdhexaad ka ah arimaha<br \/>\ndowlad goboleedka Jubbaland, ahna dad sharaf iyo miisaan culus ku leh umadda Jubbaland<br \/>\ndhexdeeda. Tirada gudiga waa inuu noqdaa 7 qof oo 2 haween yihiin, kana tirsan baarlamaanka<br \/>\ndowlad goboleedka.<br \/>\n5- Amniga waa iney gacanta ku wada hayaan, sugaanna ciidan isku dhaf ah oo ka socda SNA iyo<br \/>\nAMISON.<br \/>\n6- Doorashadu madaxweynaha Jubbaland waa in lagu dhawaaqaa 45 cisho ka hor maalinta<br \/>\ndoorashada madaxweynaha loo asteeyey.<br \/>\n7- In si deg deg ah loo soo magacaabo 10kii xildhibaan ee uu Madaxweyne Ahmed Madobe<br \/>\nballanqaaday 4 sano ka hor, la iskuna raacay in lagu daro baarlamaanka Jubbaland ee soo socda,<br \/>\niyadoo uu soo magacaabayo wasiirka Arrimaha Gudaha ee dowladda federaalka Somaaliya iyo<br \/>\nmadaxweynaha dowlad goboleedka sidii uu heshiiska ahaa, isagoo la tashanaya beelaha<br \/>\ndegaanka.<br \/>\n8- Waa in dhamaan murashaxiinta madaxweynaha Jubbaland, si xor ah ay deegaannada maamul<br \/>\ngoboleedyada uga ololeen karaan, ka dib maalinka lagu dhawaaqo doorashada.<br \/>\n9- Waa in ciidanka SNA iyo AMISON ay siiyaan murashaxiinta is diiwaan galiyey ilaalo ku filan oo suga<br \/>\namnigooda.<br \/>\n10- Xilliga loo asteeyo doorashada madaxweynaha maamul goboleedka iyo kan xildhibaanada<br \/>\nmaamul goboleedyada waa in ay u dhexeysaa muddo aan ka badneyn 21 cisho, kana yareyn 14<br \/>\nmaalmood, laga bilaabo maalinka la dhaariyo xildhibaanada.<br \/>\n11- In wasiirka Arrimaha Gudaha ee dowladda Federaalka uu goobjoog ka noqdaa maalinka<br \/>\ndoorashda, si uu meesha uga ansixiyo natiijada doorashada.<br \/>\n12- In dowaldda Jubbaland ee hadda Jirta aysan sameyn Karin wax muddo kordhin ah, sida ku soo<br \/>\nbaxday war-murtiyeedkii shirkii Burexcells, ee Belgium, bishii July 2018, taas oo uu oggolaaday,<br \/>\nkuna hor saxiixay bulshada caalamka hortooda madaxweynaha xilligiisa sii dhammaanayo,<br \/>\n13- In ay Jubbaland ka dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah uuna ballanqaado madaxweynaha<br \/>\nJubbaland in uusan carqaldeyn doonin.<br \/>\n14- In lagu dhawaaqo in Jubbaland doorasho ka dhaceyso xilligii loogu talogalay oo ay dhammaato<br \/>\nxilliga xileedka Golayaasha dowladda.<br \/>\n15- In warbaahinta aan la caburin si siman musharixiinta u wada isticmaalaan lagana fogaado cabsiin<br \/>\niyo caga-jugleyn lagu sameeyo warbaahinta madaxa bannaan.<\/p>\n<p>16)- In dhaqaalaha dowlad goboleedka aan loo isticmaalin, doorashada oo kaliya loo isticmaalo<br \/>\nhowlaha la xiriira maamulka, sida mushaaraadka ciidanka amniga sugaya iyo maamulka<br \/>\nshaqaalaha rayidka ah.<br \/>\n17- Waxaa manuuc ah in faragelin toos ah iyo mid dadban aysan ku sameyn Karin ururo ama<br \/>\nmaamullo shisheeye ah, arrimaha doorashooyinka Jubbaland.<br \/>\n18- In beesha caalmku u soo dirto kormeerayaal madaxbannaan oo dusha ka eega qaabka doorashadu<br \/>\nu dhaceyso, si ay u hubiyaan in doorashadu aysan noqon kuwii horey loogu bartay maamulka<br \/>\nJubbaland hadda jira.<\/p>\n<p>Waxaa laga codsanayaa dhammaan dadka reer Jubbaland in ay u hiilliyaan isbaddelka Jubbaland 2019.<\/p>\n<p>Afhayeenka Golaha Musharixiinta<br \/>\nAbdinasir Seeraar Maax<\/p>\n<p>Xarunta Golaha: Kismayo, Jubbaland, tel. +252-613915692<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ujeedo: Doorashada Maamul Goboleedka Jubbaland Waxaa si wadajir ah loo sameeyey Golaha Musharixiinta isbaddel doonka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":58374,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-58373","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1582,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58373","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=58373"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58373\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58375,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58373\/revisions\/58375"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/58374"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=58373"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=58373"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=58373"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}