{"id":58650,"date":"2019-02-28T12:32:19","date_gmt":"2019-02-28T11:32:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58650"},"modified":"2019-02-28T12:33:06","modified_gmt":"2019-02-28T11:33:06","slug":"qm-oo-ku-baaqday-in-la-dedejiyo-baarista-kiiska-caaisha-ilyaas-oo-dhawaan-lagu-dilay-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58650","title":{"rendered":"QM oo ku baaqday in la dedejiyo baarista Kiiska Caa\u2019isha Ilyaas oo dhawaan lagu dilay Gaalkacyo."},"content":{"rendered":"<p>28 Feb 2019\u00a0 (Puntlandes)\u00a0War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska hay\u2019adda Qaramada midoobay u qaabbilsan maalgelinta Dad weynaha ee UNFPA, ayaa lagu cambaareeyay tacaddiyadii loo geysta Caa\u2019isha Ilyaas Aaden, oo ahayd 12 Jir , dhowaan lagu dilay Magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/162c5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-58651\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/162c5.png\" alt=\"\" width=\"495\" height=\"277\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/162c5.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/162c5-292x164.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 495px) 100vw, 495px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hay\u2019adda ayaa sheegtay in ay si weyn ugu damqadeen Gabadhaasi yar oo la kufsaday, si naxariis darro ahna loo dilay, ka dib markii laga afduubtay Gurigooda oo ku yaalla Waqooyiga Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Caalamiga ah ee UNFPA, ayaa iyada oo gudaneysa mas\u2019uuliyadda ka saaran xakamaynta tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka iyo Gabdhaha, waxay cambaareyn xooggan Dusha uga tuurtay falka waxashnimada ah ee lagula kacay Caa\u2019isha yar.<\/p>\n<p>Falalka ku salaysan Jinsiga ee lagula kaca Haweenka ayay ku tilmaantay in uu yahay mid xad-gudub daran ku ah xuquuqda Haweenka iyo Gabdhaha, taas oo ay tusaale xun u tahay dilka iyo kufsiga lagula kacay Caa\u2019isha yar, ayaa lagu yiri warka qoraalka ah ee kasoo baxay UNFPA.<\/p>\n<p>\u201cUNFPA waxay Garab taagan tahay Qoyska Caa\u2019isha, waxayna si buuxda u taageeraysaaaa Bulshooyinka iyo Dadka u dhaqdhaqaaqa la dagaallanka shaqaaqooyinka ku salaysan jinsiga iyo xuquuqda Haweenka iyo midda aadanaha ee Soomaaliya\u201d ayaa sidoo kale lagu yiro Qoraalka.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda UNFPA, ayaa ugu dambayn ku baaqday in baaritaan deg-deg ah lagu sameeyo dilka Caa\u2019isha iyo in Puntland laga hirgeliyo xeerka dembiyada galmada.<\/p>\n<p>Waxanay ku baaqday in Maanta iyo mar kastaba loo istaagno dhowrista xuquuqda Aadanaha, amniga iyo ilaalinta sharafta Haweenka meel kasta oo ay joogaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>28 Feb 2019\u00a0 (Puntlandes)\u00a0War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska hay\u2019adda Qaramada midoobay u qaabbilsan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":58651,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-58650","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1273,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58650","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=58650"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58650\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58652,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58650\/revisions\/58652"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/58651"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=58650"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=58650"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=58650"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}