{"id":58663,"date":"2019-03-02T12:00:57","date_gmt":"2019-03-02T11:00:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58663"},"modified":"2019-03-02T12:00:57","modified_gmt":"2019-03-02T11:00:57","slug":"garowe-oo-dil-lagu-xukumay-rag-kufsi-ku-eedaysnaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58663","title":{"rendered":"Garowe oo dil lagu xukumay rag kufsi ku eedaysnaa"},"content":{"rendered":"<p>02 Marso 2019 (Puntlandes)\u00a0Maxkamadda Darajada Kowaad ee gobolka Nugaal ayaa maanta oo Sabti ah xukun dil ah ku riday shan dhalinyaro ah oo kusfi wadareed 22 bishii la soo dhaafay ee February \u00a0gabar ugu gesytay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b6a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58665\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b6a1.jpg\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"330\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b6a1.jpg 620w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b6a1-300x160.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b6a1-292x155.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b6a1-190x100.jpg 190w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ku xigeenka xeer ilaalaiyad guud ee Puntland Maxamed Xareed Faarax ayaa sheegay in eedeysanayaasha dilka toogashada lagu xakumay loo cuskaday Suuratu Maa\u2019ida Aayadda 33aad, xeerka kusiga iyo xeerka habka cinqaabta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Dhalinyarada kufsiga ku eedeysan oo la sheegay in ay qirteen ayaa afar kamid ah laga soo qabtay magaalada Qardho, halka midka kalana laga soo qabtay Gaalkacyo, waxaana la go\u2019aamiyay in kiiskooda lagu galo Garowe.<\/p>\n<p>Sidoo kale Maxkamadda Darajada Kowaad ee gobolka Nugaal ayaa fartay Taliyaha xabsiga dhexwe ee Garowe in eedeysanyaashan xabsiga ku hayo inta xukunkooda oo faahfaahsan soo baxayo.<\/p>\n<p>Magacyada 5ta dilka lagu xukumaya ayaa ah:<\/p>\n<ol>\n<li>Cabdirisaaq Axmed Cilmi, da\u2019diisu tahay 18 jir<\/li>\n<li>Cabdirisaaq Cali Cabdi, da\u2019diisu tahay 18 jir<\/li>\n<li>Yusuf Cabdullaahi Xirsi, da\u2019diisu tahay 18 jir<\/li>\n<li>Ugaas Mire Barre, da\u2019diisu tahay 19 jir<\/li>\n<li>Cismaan Maxamed Cabdulaahi, da\u2019diisu tahay 18 jir.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Dhanka kale waxaa Gaalkacyo lagu qabtay rag ku eedaysay kufsi iyo dil ay u gaysteen gabar 12 jir ahayd Caasha Ilyaas aadan.<\/p>\n<p>Akhriso go&#8217;aanka maxkadadda<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b6a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-58664\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b6a.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"861\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b6a.jpg 714w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b6a-223x300.jpg 223w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b6a-292x393.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b6a-638x858.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>02 Marso 2019 (Puntlandes)\u00a0Maxkamadda Darajada Kowaad ee gobolka Nugaal ayaa maanta oo Sabti ah xukun&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":58665,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-58663","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1459,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58663","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=58663"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58663\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58666,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58663\/revisions\/58666"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/58665"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=58663"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=58663"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=58663"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}