{"id":58722,"date":"2019-03-03T13:24:58","date_gmt":"2019-03-03T12:24:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58722"},"modified":"2019-03-03T15:38:46","modified_gmt":"2019-03-03T14:38:46","slug":"dowladda-puntland-oo-xirtay-marsadii-suuqa-ganacsiga-kalluunka-ee-ku-dhexyaallay-dekedda-bosaso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58722","title":{"rendered":"Dowladda Puntland oo xirtay marsadii &#038; suuqa ganacsiga kalluunka ee ku dhexyaallay dekedda Bosaso"},"content":{"rendered":"<p>03 Marso 2019 (Puntlandes)\u00a0Dowladda Puntland ayaa amartay, in gebi ahaanba la xiro, marsada gaadiidka iyo suuqa ganacsiga kalluunka ee ku dhexyaalla dekedda magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b9a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-58724\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b9a.jpg\" alt=\"\" width=\"658\" height=\"370\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b9a.jpg 1080w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b9a-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b9a-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b9a-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b9a-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b9a-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b9a-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 658px) 100vw, 658px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"google-ad google-ad-post-content\"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8899908092030556\" data-ad-slot=\"6171986180\" data-adsbygoogle-status=\"done\"><ins id=\"aswift_3_expand\"><ins id=\"aswift_3_anchor\"><\/ins><\/ins><\/ins>Qoraal ka soo baxay wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Puntland, oo la ogaysiiyay dhammaan laamaha dowladda ay khusayso, ayaa lagu amray ganacsatada kalluunka in ay isaga\u2019 guuran, marsada iyo suuqa ganacsiga kalluunka ee ku yaalla gudaha dekedda Boosaaso, laga bilaabo 5-ta bishan Maarso ee ku beegan maalinta Taaladada.<\/div>\n<p>Sidoo kale, qoraalka ayaa lagu sheegay, in nawaaxiga dekedda Boosaaso laga mamnuucay, dhammaan gaadiidkii kalluumeysiga ee ka shaqeyn jiray halkaasi, waxaana lagu wargeliyay in gaadiidka laga joojiyay aga\u2019gaarka dekedda.<\/p>\n<p>Marsada iyo suuqa Kalluunka ee magaalada Boosaaso ee ay Dowladda Puntland amartay in la xiro ayaa furneyd in ka badan 100 sano iyadoona amarkan lagu xirayo uu saameyn togan ku yeelanayo ganacsatada ka ganacsada Kalluunka iyo dhamaan dadka ku shaqada leh arimaha kalluumeysiga.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa sida qoraalka ku xusan loo qaatay, si loo adkeeyo sugidda amniga dekedda, islamarkaana looga hortago wax kasta oo shaki gelin kara nabadgelyada, iyadoo la xasuustanyahay shilkii ka dhacay xarunta Necfish ee xaydaabka dekedda oo lagu dilay Paul Anthony Formosa madaxii shirkadda P&amp;O Ports ee dekedda Boosaaso.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-58723\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b9.jpg\" alt=\"\" width=\"685\" height=\"984\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b9.jpg 752w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b9-209x300.jpg 209w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b9-713x1024.jpg 713w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b9-292x419.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/162b9-638x916.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 685px) 100vw, 685px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>03 Marso 2019 (Puntlandes)\u00a0Dowladda Puntland ayaa amartay, in gebi ahaanba la xiro, marsada gaadiidka iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":58724,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-58722","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1440,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58722","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=58722"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58722\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58725,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58722\/revisions\/58725"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/58724"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=58722"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=58722"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=58722"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}