{"id":58770,"date":"2019-03-06T07:48:16","date_gmt":"2019-03-06T06:48:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58770"},"modified":"2019-03-06T07:48:16","modified_gmt":"2019-03-06T06:48:16","slug":"somaliland-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saaray-kulankii-farmaajo-iyo-abiy-ahmed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58770","title":{"rendered":"Somaliland oo war saxaafadeed ka soo saaray kulankii Farmaajo iyo Abiy Ahmed"},"content":{"rendered":"<p>06 Marso 2019 (Puntlandes)\u00a0Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray kulankii shalay Addis Ababa ku dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a1a4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-58764\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a1a4.jpg\" alt=\"\" width=\"653\" height=\"435\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a1a4.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a1a4-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a1a4-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a1a4-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a1a4-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a1a4-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 653px) 100vw, 653px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegatay in Madaxweyne Farmaajo uu garwaaqsaday kaalinta Somaliland kaga jirto arrimaha Gobolka Geeska Afrika.<\/p>\n<p>\u201cDawladda Jamhuuriyadda Somaliland waxay soo dhawayneysaa sida Maamulka Farmaajo u garwaaqsadey in ay Somaliland tahay Dawlad Kaalin muhiim u ah kaga jirta Arimaha Gobolka Gaar ahaan dhinacyada Nabad galyada iyo Horumarka Dhaqaalaha ee Gobolka oo aan indhaha laga lalin karin marnaba, isla Markaana uu Aqbalay in aanu Soo Faro Galin Xidhiidhka Soo jireenka ah ee Somaliland iyo Ethiopia\u201dayaa lagu yiri War saxaafadeedka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Ahmed ayaa isku afgartay xaqiijinta xiriirka Somaliland ee taageerada Nabadda Gobolka.<\/p>\n<p>Bishii la soo dhaafay ayay aheyd markii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uu socdaal ku tagay Addis Ababa, halkaasoo uu kula kulmay Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>06 Marso 2019 (Puntlandes)\u00a0Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray kulankii shalay Addis Ababa ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":58764,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-58770","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1522,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58770","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=58770"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58770\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58771,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58770\/revisions\/58771"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/58764"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=58770"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=58770"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=58770"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}