{"id":58792,"date":"2019-03-07T18:16:15","date_gmt":"2019-03-07T17:16:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58792"},"modified":"2019-03-07T18:16:15","modified_gmt":"2019-03-07T17:16:15","slug":"ergada-soomaaliya-ee-qaramada-midoobay-oo-qoraal-uga-hadashay-khilaafka-badda-ee-soomaaliya-kenya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58792","title":{"rendered":"Ergada Soomaaliya ee Qaramada Midoobay oo qoraal uga hadashay khilaafka badda ee Soomaaliya &#038; Kenya"},"content":{"rendered":"<p>07 Marso 2019 (Puntlandes)\u00a0Ergada dowlada Soomaaliya u fadhida Qaramada Midoobay ayaa qoraal ashtako oo ay ku beeninayaan sheegashada dowlada Kenya ee ah inay Soomaaliya xaraasheyso badda ay labada dowladood ku muransan yihiin u gudbisay Golaha joogtada ah ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a3a2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58793\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a3a2.png\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a3a2.png 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a3a2-300x200.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a3a2-292x194.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a3a2-638x425.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a3a2-60x40.png 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qoraalkan ay ergada gudbisay ayaa ku taariiqeysnayd 5ta bishan March 2019 oo ku beegneyd maalintii uu Madaxweyne Farmaajo booqashada ku tegey magaalada Addis Ababa ee dalka Kenya.<\/p>\n<p>\u201cDowlada Soomaaliya marnaba ma iibgeyn mana xaraashin dhul badeed aysan lahayn waxayna dowlada Soomaaliya sugeysaa natiijada ka soo baxda dacwada hortaal Maxkamada Caalamiga ah ee ICJ taasoo la rajeynayo in ay go\u2019aan ka gaarto sanadka 2020ka khilaafka badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.\u201dayaa lagu yiri qoraalkan.<\/p>\n<p>Sidoo kale Qoraalkan ayaa ergadu waxa ay ku sheegeen in dowlada Soomaaliya ay u xaqiijisay dowlada Kenya 25kii Febraayo 2019 inaysan dowlada Soomaaliya aysan iibgeyn ama xaraashin dhul badeedka ay dacwadoodu taal Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p>Inkastoo warqadan loo gudbiyay guddiga joogtada ah ee Qaramada Midoobay ayaa hase ahaatee waxaa soo baxay warar sheegaya in Madaxweyne Farmaajo uu aqbalay in wadahadal laga galo khilaafka badda ee u dhexeeya labada dal.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a3a3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-58794\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a3a3.jpg\" alt=\"\" width=\"676\" height=\"922\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a3a3.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a3a3-220x300.jpg 220w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a3a3-292x398.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a3a3-638x870.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 676px) 100vw, 676px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>07 Marso 2019 (Puntlandes)\u00a0Ergada dowlada Soomaaliya u fadhida Qaramada Midoobay ayaa qoraal ashtako oo ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":58793,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-58792","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1452,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58792","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=58792"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58792\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58795,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58792\/revisions\/58795"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/58793"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=58792"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=58792"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=58792"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}