{"id":58808,"date":"2019-03-08T12:37:02","date_gmt":"2019-03-08T11:37:02","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58808"},"modified":"2019-03-08T13:37:21","modified_gmt":"2019-03-08T12:37:21","slug":"madaxda-federaalka-oo-ka-tacsiyeeysay-geeridii-ku-timid-wasiirkii-dastuurka-xfs","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58808","title":{"rendered":"Madaxda Federaalka oo ka tacsiyeeysay Geeridii ku timid Wasiirkii Dastuurka XFS"},"content":{"rendered":"<p dir=\"ltr\">08 Marso 2019 (Puntlandes) Madaxweynaha JFS Mudane, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Wasiirkii dastuurka XFS marxuum, C\/raxman Xoosh Jibriil oo Maanta ku geeriyaaday Isbitaal ku yaala Magaalada\u00a0<u>Dubai<\/u>\u00a0ee Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Sidoo kale ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Allaha uxariistee Wasiirkii Dastuurka XFS.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Sidoo kale Guddoonada labada Gole ee BFS, Ra\u2019iisul wasaare ku-xigeenka XFS, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Xisaabiyaha Guud ee Qaranka iyo Hanti dhowrka Qaranka ayaa dhamaantood tacsi ka diray Geeridii ku timid wasiirkii Dastuurka.<\/p>\n<p>Wasiirkii Wasaaradda arrimaha Dastuurka Soomaaliya, C\/raxmaan Xoosh Jibriil, ayaa waxaa si kedis ah u haleelay xanuun deg-deg ah,\u00a0 xilli uu ku sugnaa Magaalada Dubai ee Dalka Imaaraat-ka Carabta, isagoo mudda yar ka dibna ku geeriyooday Isbitalka Dubai.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">INNAA LILAAH WA INNAA ILEYHI\u00a0<u>RAAJICUUN<\/u><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>08 Marso 2019 (Puntlandes) Madaxweynaha JFS Mudane, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":58809,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-58808","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1226,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58808","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=58808"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58808\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58810,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58808\/revisions\/58810"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/58809"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=58808"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=58808"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=58808"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}