{"id":58872,"date":"2019-03-12T12:57:26","date_gmt":"2019-03-12T11:57:26","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58872"},"modified":"2019-03-12T12:57:26","modified_gmt":"2019-03-12T11:57:26","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-ka-qeyb-galaya-shirka-kampala-ee-nabadda-isdhexgalka-iyo-kobcinta-dhaqaalaha-afrika","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58872","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya shirka Kampala ee nabadda, isdhexgalka iyo kobcinta dhaqaalaha Afrika"},"content":{"rendered":"<p dir=\"ltr\">12 Marso 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda.<\/p>\n<p dir=\"ltr\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a7a8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-58873\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a7a8.jpg\" alt=\"\" width=\"627\" height=\"418\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a7a8.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a7a8-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a7a8-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a7a8-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a7a8-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 627px) 100vw, 627px\" \/><\/a><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Madaxweynaha ayaa ku biiraya Madaxda dalalka Uganda, Koonfur Afrika, Tanzania iyo Kenya, wakiillo ka socda hay\u2019adaha iyo bangiyada caalamiga ah, ganacsato iyo ergooyin kor u dhaafaysa ilaa kun oo ka qeyb galaya shir-madaxeed looga hadlayo sidii loo heli lahaa Afrika nabdoon, isdhexgalkeedu sarreeyo, isla markaana dhaqaaleheedu kobcayo, kaas oo maanta ka furmaya Magaalada Kampala.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Madaxweyne Farmaajo oo sidoo kale kulamo gaar ah la yeelan doona qaar kamid ah madaxda kasoo qeyb gashay shirka ayaa waxa uu kala hadli doonaa xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo dalalkaas, iyo sidii Soomaaliya loogu gacan siin lahaa geeddi socodka dowlad-dhisidda iyo dadaallada lagu la cirib tirayo argagaxisada.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Safarkan shaqo waxaa Madaxweynaha ku wehelinaya Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Danjire Axmed Ciise Cawad iyo Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali (Baqdaadi).<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>12 Marso 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":58873,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-58872","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1053,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58872","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=58872"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58872\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58874,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58872\/revisions\/58874"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/58873"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=58872"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=58872"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=58872"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}