{"id":58902,"date":"2019-03-12T22:59:29","date_gmt":"2019-03-12T21:59:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58902"},"modified":"2019-03-12T22:59:29","modified_gmt":"2019-03-12T21:59:29","slug":"fahad-yaasiin-oo-ku-biirey-wadahadalada-ka-socda-kismayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=58902","title":{"rendered":"Fahad Yaasiin oo ku biirey wadahadalada ka socda Kismayo"},"content":{"rendered":"<p>12 Marso 2019 (Puntlandes)\u00a0Kusimaha Taliyaha Nabadsugida Fahad Yasiin ayaa galabta gaaray magaalada Kismayo, isagoo ku biiray wada hadalada u dhaxeeya Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a9a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58903\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a9a.jpg\" alt=\"\" width=\"480\" height=\"497\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a9a.jpg 480w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a9a-290x300.jpg 290w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163a9a-292x302.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Fahad Yasiin ayaa ahaa maskaxdii ka dambeysay isu soo dhowaanshaha dowladda Federaalka iyo Jubbaland, kaddib wada hadalo uu Nairobi kula yeeshay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Fahad Yasiin ayaa todobaadyadii u dambeeyay safaro ugu maqnaa dalalka Qatar, Sudan, iyo Itoobiya.<\/p>\n<p>Kusimaha Taliyaha Nabadsugida Fahad Yasiin ayaa ka soo shaqeeyay sidii ay isugu soo dhowaan lahaayeen Maamulka Axmed Madoobe iyo Dowlada Federalka.<\/p>\n<p>Hase yeeshee dad badan ayaa ka shakisan doorka uu qaadanayo Fahad Yasiin oo isku ah taliye iyo taliye ku xigeenka Nabad Sugida xilli magaalada Muqdisho amnigeedu uu yahay mid aad u liita oo ay qaraxyo iyo dilal ay ka dhacayaan.<\/p>\n<p>Waxaa ay wararku sheegayaan in ay socdaan wadahadalo saddex geesood ah taasoo lagu doonayo in mashaariicda horumarinta ee laga bilaabayo dowlad goboleedka Jubbaland aanay saameyn ku yeelan tartanka siyaasada.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>12 Marso 2019 (Puntlandes)\u00a0Kusimaha Taliyaha Nabadsugida Fahad Yasiin ayaa galabta gaaray magaalada Kismayo, isagoo ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":58903,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-58902","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1599,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58902","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=58902"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58902\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58904,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/58902\/revisions\/58904"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/58903"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=58902"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=58902"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=58902"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}