{"id":59023,"date":"2019-03-18T12:54:03","date_gmt":"2019-03-18T11:54:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=59023"},"modified":"2019-03-18T12:54:03","modified_gmt":"2019-03-18T11:54:03","slug":"daawo-video-wasiirka-arrimaha-dibadda-eritrea-oo-gaaray-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=59023","title":{"rendered":"Daawo Video: Wasiirka arrimaha dibadda Eritrea oo gaaray Hargeysa"},"content":{"rendered":"<p>18 Marso 2019 (Puntlandes) Wasiirka arrimaha dibadda Eritrea Cusmaan Saalax Maxamed\u00a0 iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Isniin ah ka degay magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Somaliland.<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163bb9.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-59024\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163bb9.png\" alt=\"\" width=\"578\" height=\"402\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163bb9.png 836w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163bb9-300x208.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163bb9-768x534.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163bb9-292x203.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163bb9-638x443.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 578px) 100vw, 578px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Garoonka diyaaradaha Cigaal ee Magalada Hargeysa waxaa wafdiga kusoo dhaweeyey Madaxweyne ku xigeenka\u00a0 Soomaaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici ,waxaana intaasi kadib la geeyey Xarunta Madaxtooyada Soomaaliland ee Magalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Wafdiga wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea ayaa loo galbiyay Madaxtooyada, halkaasoo wada hadalo kula yeelan doono Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.<\/p>\n<p>Safarka uu Maanta magalada Hargeysa uu ku tagay Wasiirka arrimaha Dibada Eritrea oo ahaa mid aan horay loo sii shaacin ayaa waxaa uu kulan la qaatay\u00a0 Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi.<\/p>\n<p>Wasiirka warfafainta Eritrea, Yemani Meskel ayaa qoraal uu twitter soo dhigay ku sheegay in safarka wasiirka uu qeyb yahay dadaallada lagu xoojinayo nabadda gobolka.<\/p>\n<p>Tan iyo markii uu heshiis dhex maray dalalka Itoobiya iyo Eritrea, oo u dhaxeeyay colaado socday muddo labaatan sano ah, ayaa waxaa isa soo taraya dhaq-dhaqaaqyada Eritrea ka waday gobolka, iyadoo si tartiib tartiib uga soo baxeysay go\u2019doonkii ay muddo labaatan sano ku jirtay.<\/p>\n<p>Is-bedelada ka socda Gobolka Geeska Afrika ee hormuud uu ka yahay Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo loolanka Juquraafiga Siyaasadda ee Gobolka ayaa loo arkaa mid xilligan saameyn weyn yeelanaya, marka loo eego xaaladaha ka jira Gobolka, gaar ahaan dalalka kulaala Badda Cas iyo Badweynta Hindiya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/igYJSCu34e0\" width=\"680\" height=\"520\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 Marso 2019 (Puntlandes) Wasiirka arrimaha dibadda Eritrea Cusmaan Saalax Maxamed\u00a0 iyo wafdi uu hoggaaminayo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":59024,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-59023","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1484,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59023","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=59023"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59023\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59025,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59023\/revisions\/59025"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/59024"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=59023"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=59023"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=59023"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}