{"id":59026,"date":"2019-03-18T12:05:10","date_gmt":"2019-03-18T11:05:10","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=59026"},"modified":"2019-03-18T13:05:24","modified_gmt":"2019-03-18T12:05:24","slug":"alshabaab-oo-la-wareegay-deegaanka-dhanaane-ee-duleedka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=59026","title":{"rendered":"Alshabaab oo la wareegay deegaanka Dhanaane ee duleedka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>18 Marso 2019 (Puntlandes)\u00a0Dagaalyahano ka tirsan Alshabaab ayaa maqribnimadii xalay la wareegay deegaanka Dhanaane ee dhaca wadada xeebta ee isku xirta Muqdisho iyo Marka, halkaasoo shalay ay isaga baxeen Ciidamada Xoogga dalka qeybtooda 12-ka April.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163bb9a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-59027\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163bb9a.jpg\" alt=\"\" width=\"559\" height=\"423\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163bb9a.jpg 1100w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163bb9a-300x227.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163bb9a-768x581.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163bb9a-1024x775.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163bb9a-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163bb9a-292x221.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163bb9a-638x483.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 559px) 100vw, 559px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qoraal Alshabaab ku daabaceen\u00a0baraha Internet-ka ee ayay ku sheegtay in bilooyin badan kaddib ay dib gacantooda ugu soo laabatay deegaanka Dhanaane, iyagoo intaa ku daray Ciidamadii ku sugnaa ay gudaha u galeen Muqdisho.<\/p>\n<p>Alshabaab ayaa sheegay in sababaha ay Ciidamada xoogga dalka uga baxeen deegaanka ay tahay cabsi ay ka qabeen weeraro uga yimaada dhankooda iyo inay waayeen gurmad, kaddib markii ay waddooyinka ka jareen.<\/p>\n<p>Hase ahaatee ka bixitaanka Ciidamada ayaa salka ku hayay mushaar la\u2019aan heysata ciidanka muddo afar bilood ah iyo in aanay maalmihii u dambeeyay ka go\u2019ay saadkii loo geyn jiray.<\/p>\n<p>Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya iyo Taliska\u00a0 Xoogga dalka ayaa qiray mushaar la\u2019aanta Ciidamada qaar ee bilihii u danbeeyay, iyagoo sababata ku sheegay diiwaangelinta Ciidamada oo socotay, maadaama la doonayo in lacagaha loogu shubo Akoonadooda.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 Marso 2019 (Puntlandes)\u00a0Dagaalyahano ka tirsan Alshabaab ayaa maqribnimadii xalay la wareegay deegaanka Dhanaane ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":59027,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-59026","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1251,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59026","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=59026"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59026\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59028,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59026\/revisions\/59028"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/59027"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=59026"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=59026"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=59026"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}