{"id":59097,"date":"2019-03-21T18:59:32","date_gmt":"2019-03-21T17:59:32","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=59097"},"modified":"2019-03-21T18:59:32","modified_gmt":"2019-03-21T17:59:32","slug":"df-oo-xil-culus-si-deg-deg-ah-uga-abaal-marisay-camey-dagaal-siyaasadeedkii-uu-la-galay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=59097","title":{"rendered":"DF oo xil culus si deg deg ah uga abaal-marisay Camey dagaal siyaasadeedkii uu la galay"},"content":{"rendered":"<p>21 Marso 2019 (Puntlandes)\u00a0Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ka abaal-marisay dagaal siyaasadeedkii uu la galay madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas xilligii uu khilaafku ka dhaxeeyey Puntland iyo dawladda Federaalak.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163bc10.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-59098\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163bc10.png\" alt=\"\" width=\"611\" height=\"388\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163bc10.png 611w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163bc10-300x191.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/163bc10-292x185.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 611px) 100vw, 611px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Camey ayaa maanta xil safiir loogu ansixiyey kulankii ay golaha wasiirada Soomaaliya ku yeesheen magaalada Muqdisho, iyagoo si deg deg ah ugu abaalguday.<\/p>\n<p>Sida horey ay u sameyn jirtay dowladda, lama shaacin waddanka safiirka loogu magacaabay Camey, waxaase loo gudbiyey madaxweynaha oo marka uu ansixiyo shaacin doono dalka uu fariisan doono Camey.<\/p>\n<p>Camey ayaa lagu xusuustaa sidii uu uga horyimid dawladda Puntland oo uu ka tirsanaa, isagoo si aan daw\u00f6ladnimo ahayn ku taageeri jiray Farmaajo, Khayre iyo Fahad kana horyimid Gaas.<\/p>\n<p>Dadka siyaasadda darsa ayaa rumeysan in xilka loo magacaabay Camey uu yahay farriin ay direyso dowladda, kuna sheegeyso inay abaal-marin doonto cid kasta oo daacad u noqotaa lana safata iyada.<\/p>\n<p>Dawladda ayaa sidoo kale\u00a0 xilal u magacawday dad uu keensaday camey iyadoo fariin cad ay u tahay ianysan balanka uga bixi doonin mas&#8217;uulkii dawlad Gaboleedkiisa dhabarka u jeediya sida Camey oo iyada siiyo taageero indho la&#8217;aan ah.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 Marso 2019 (Puntlandes)\u00a0Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":59098,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-59097","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1620,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59097","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=59097"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59097\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59099,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59097\/revisions\/59099"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/59098"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=59097"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=59097"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=59097"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}