{"id":59172,"date":"2019-03-26T12:40:59","date_gmt":"2019-03-26T11:40:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=59172"},"modified":"2019-03-26T12:41:11","modified_gmt":"2019-03-26T11:41:11","slug":"daawo-video-madaxweyne-farmaajo-oo-shgaay-inay-ciidanka-dfsa-ay-hal-sano-10-bilood-mushahaar-heleen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=59172","title":{"rendered":"Daawo Video: Madaxweyne Farmaajo oo shgaay inay ciidanka DFSA ay hal sano &#038;10 bilood mushahaar heleen"},"content":{"rendered":"<p>26 Marso 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa qiray in dowladda uu hoggaamiyo ay si xiriir ah u bixineysay mushaaraadka ciidamada muddo sanad iyo 10 bilood ah, xilli ay maalmihii la soo dhaafay ay isa soo tarayeen cabasho ka imaanayay Ciidamada xoogga dalka oo ahaa in aysan wax mushaar ah qaadan muddo afar bilood.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/164a6a3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-59173\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/164a6a3.jpg\" alt=\"\" width=\"453\" height=\"255\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/164a6a3.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/164a6a3-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/164a6a3-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/164a6a3-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/164a6a3-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 453px) 100vw, 453px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo oo shalay Saraakiisha ciidanka xoogga dalka kula hadlayay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa sheegay inay diyaar u yihiin in ciidamada ay xuquuqdooda siiyaan.<\/p>\n<p>\u201cDowladda aan Madaxweynaha ka ahay diyaar ayay u tahay ciidamada xuquuqdooda inaan siino, waa iga marqaati furteen hal sano iyo 10 bilood in aan hal bil la waayin mushaarka oo aad si taxane ah u heleyseen\u201dayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in aanay wax is bedel ah ku dhicin, isla markaana labada sano ee dambe ay diyaarin doonaan mushaarka Ciidamada, raashinkooda iyo wixii ay u baahan yihiin.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Mar uu Madaxweynaha ka hadlayay dagaalka ka dhanka ah Alshabaab ayaa waxaa uu Saraakiisha ciidamada ku duray inay leeyihiin Mas\u2019uuliyadda in aan Al-Shabaab laga xoreyn dalka muddo labo sano ah, inkastoo balan-qaayadiisa doorashada ay aheyd in labo sano Al-Shabaab uu ka xoreynayo dalka.<\/p>\n<p>\u201cIs weydiiya labadii sano Shabaab maka xoreyseen dalka, maka xoreyseen\u2026?, mala oran karaa Taliyeyaashii joogay xilligii Alshabaab laga xoreeyay Muqdisho waa idinka balan-fiicnaayeen oo waxay qabsadeen 3 bilood. Ma is weydiiseen in aan balantaas horay u laheyn, anaga dhankeena waa ka soo baxnay, wixii aad u baahneedeen inta karaankeena inaan fulinay, laakiin\u00a0 idinka iguma soo noqon, oo aadan oran waqtiga waa nagu yar yahay, qorshihii aan bedelno, waqti ayaa u baahanahay, waliba waxaa igu darteen rasaas iyo hub ma heysano, taasna waa fuliyay, maantana dhib kama taagna\u201dayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa maalmihii la soo dhaafay ka soo yeerayay cabasho ku aadan in aanay helin mushaaraadka, isla markaana laga jaray raashinka, taasoo sabab u noqotay inay ka soo baxaan difaacyada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/964k2Og2e7A\" width=\"680\" height=\"572\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>26 Marso 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa qiray in dowladda uu hoggaamiyo ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":59173,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-59172","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1506,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59172","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=59172"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59172\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59176,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59172\/revisions\/59176"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/59173"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=59172"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=59172"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=59172"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}