{"id":59184,"date":"2019-03-27T07:31:22","date_gmt":"2019-03-27T06:31:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=59184"},"modified":"2019-03-27T12:31:35","modified_gmt":"2019-03-27T11:31:35","slug":"taliyihii-ciidamada-gaarka-ah-ee-madaxweynaha-soomaaliya-oo-la-dhaawacay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=59184","title":{"rendered":"Taliyihii ciidamada gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya oo la dhaawacay"},"content":{"rendered":"<p>27 Marso 2019 (Puntlandes)\u00a0Taliyahii ciidamada gaarka ah ee suga amniga Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu dhaawacay albaabka hore ee Madaxtooyada dalka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a5a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58271\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a5a2.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a5a2.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a5a2-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a5a2-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a5a2-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/160a5a2-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Taliyaha oo magaciisa lagu sheegay Cabdifitaax Dabagaale ayaa waxaa dhaawacay mid ka mid ah ciidamada uu taliyaha u yahay kaasoo ay dhex mareen muran ku saabsan arrimo dhaqaale.<\/p>\n<p>Sida ay wararku sheegayaan murankan ayaa yimid kadib markii askariga dhaawacay taliyahiisa uu sheegay in lacag mushaar ah oo uu lahaa uu lunsaday taliyahiisa.<br \/>\nWararka ayaa waxaa ay intaa ku darayaan in askarigii geystey falka dhaawaca uu baxsaday.<\/p>\n<p>Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay xafiiska warfaafinta ee Madaxtooyada dalka.<br \/>\nCiidamada ilaalada madaxweynaha iyo kuwa kale ee ku sugan Madaxtooyada ayaa ka mid ah ciidamada aan mushaarkooda qaadan bilihii la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 Marso 2019 (Puntlandes)\u00a0Taliyahii ciidamada gaarka ah ee suga amniga Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":58271,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-59184","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1339,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59184","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=59184"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59184\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59185,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59184\/revisions\/59185"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/58271"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=59184"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=59184"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=59184"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}