{"id":59300,"date":"2019-04-06T10:39:25","date_gmt":"2019-04-06T08:39:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=59300"},"modified":"2019-04-06T11:39:40","modified_gmt":"2019-04-06T09:39:40","slug":"akhriso-liiska-wafdiga-raiisul-wasaare-khayre-ee-u-ambabaxaya-washington","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=59300","title":{"rendered":"Akhriso: Liiska Wafdiga Ra\u2019iisul Wasaare Khayre ee u ambabaxaya Washington"},"content":{"rendered":"<p>06 Apr 2019 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa la filayaa inuu u ambabaxo magaalada Washington ee dalka Mareykanka, halkaasoo uga qeyb galayo shirka Miiska wareegsan ee ay soo qaban qaabiyeen Bankiga Adduunka iyo Hey\u2019adda IMF.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159c2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-58156\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159c2.jpg\" alt=\"\" width=\"597\" height=\"398\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159c2.jpg 1180w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159c2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159c2-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159c2-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159c2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159c2-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/159c2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 597px) 100vw, 597px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wafdiga Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa berri oo Axad ka ambabaxaya magaalada Muqdisho, si 8-da bishan oo ku beegan Isniinta u gaaraan Washintong, waxaana booqashadooda qaadan doontaa muddo todobaad ah.<\/p>\n<p>Kulamo guud iyo mid gaar ah ayay la yeelan doonaan Madaxda Bankiga Adduunka, IMF, mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Mareykanka oo qaabilsan dhinaca Ammaanka iyo xubno kala duwan.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa la kulmi doono La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne Donald Trump John Bolton, kaasoo noqonaya Mas\u2019uulka ugu heerka sareeyay ee ay kula kulmayaan Washington.<\/p>\n<p>Liiska wafdiga Ra\u2019iisul Wasaaraha u raacayo Washington oo lagu faafiyay baraha bulshada ayaa waxaa ka mid Wasiirada Maaliyadda, Qorsheynta, Kusimaha Taliyaha NISA, La Taliyaha Amniga Madaxweyne Farmaajo iyo xubno kale.<\/p>\n<p>Inkastoo aan si rasmi ah u xaqiijin karin in liiskan uu yahay midka kama dambeysta iyo in kale ayaa hadana ilo wareedyo ay heshay Jowhar.com waxaa loo xaqiijiyay in xubnaha qaar ee magacyadooda ku jira liiska ay yihiin kuwo horay loogu dalbay dal ku galka Mareykanka.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso Liiska<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/164b2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-59301\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/164b2.jpg\" alt=\"\" width=\"658\" height=\"928\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/164b2.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/164b2-213x300.jpg 213w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/164b2-292x412.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/164b2-638x900.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 658px) 100vw, 658px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>06 Apr 2019 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa la filayaa inuu u ambabaxo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":58156,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-59300","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1345,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59300","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=59300"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59300\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59302,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59300\/revisions\/59302"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/58156"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=59300"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=59300"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=59300"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}