{"id":59328,"date":"2019-04-06T18:43:07","date_gmt":"2019-04-06T16:43:07","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=59328"},"modified":"2019-04-06T18:43:23","modified_gmt":"2019-04-06T16:43:23","slug":"goodax-barre-xildhibaano-waxaa-jira-oo-shabaab-la-shaqeeya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=59328","title":{"rendered":"Goodax Barre \u201cXildhibaano waxaa jira oo Shabaab la shaqeeya\u201d (muuqaal)"},"content":{"rendered":"<p>06 Apr 2019 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya C\/llaahi Goodax Barre ayaa si kulul uga hadlay buuqii iyo fowdadii ka dhashay kulankii Baarlamaanka ee maanta looga doodi lahaa arrimaha Amniga, kaddib markii la isku mari waayay in Saxaafadda kulanka goobjoog ka ahaato iyo in dibadda loo saaro.<span id=\"more-3669\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/164c.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-59329\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/164c.jpg\" alt=\"\" width=\"551\" height=\"309\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/164c.jpg 660w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/164c-300x168.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/164c-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/164c-638x358.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/164c-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 551px) 100vw, 551px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inlineleft td_uid_2_5ca8a726b9230_rand td_block_template_1 \">\n<p>Wasiir Goodax oo gudaha xarunta Warbaahinta kula hadlay ayaa baaqashada kulanka maanta ku eedeeyay Xildhibaano sida uu sheegay u jooga baarlamaanka Kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo aaney dooneyn in dood laga yeesho amniga.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/PAhIRMypfGA\" width=\"600\" height=\"472\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n<p>\u201cWaxa diidan in baarlamaanka Soomaaliyeed uu xog-ogaal u noqdo amniga meesha uu marayo waa Shabaab, waa dad Shabaabka u shaqeeyo, waa dad raba inay fariin u diraan Shabaab oo ay yiraahdaan anaa kula jiro\u201d ayuu yiri Goodax.<\/p>\n<p>Mr. Goodax waxa uu dhinaca sheegay in amni darada ka jirta magaalada Muqdisho ay mas\u2019uuul ka yihiin Xildhibaanada dowladda mucaaradka ku ah, kuwaasoo maanta dalbanayay in saxaafada madaxa banaan loo ogolaado inay goobjoog ka ahaato fadhiga.<\/p>\n<p>Kulanka maanta baaqday ayaa ahaa kulankii 3-aad ee golaha Shacabka kalfadhigan 5-aad oo furan wax ka yar 10 maalin oo kaliya, waxaana kulanka maanta lagu balansanaa in Xildhibaanada ay su\u2019aalo weydiiyaan Wasiirada, Taliyayaasha iyo Duqa Muqdisho.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom td_uid_4_5ca8a726b9a1d_rand td_block_template_1 \"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>06 Apr 2019 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya C\/llaahi Goodax Barre ayaa si kulul uga hadlay buuqii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":59329,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-59328","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1228,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59328","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=59328"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59328\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59331,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59328\/revisions\/59331"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/59329"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=59328"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=59328"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=59328"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}