{"id":59477,"date":"2019-04-14T16:24:11","date_gmt":"2019-04-14T14:24:11","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=59477"},"modified":"2019-04-14T16:24:11","modified_gmt":"2019-04-14T14:24:11","slug":"fahad-yasin-oo-suaalo-adag-lagu-weydiiyay-kulanka-baarlamaanka-jawaabo-uu-ka-bixiyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=59477","title":{"rendered":"Fahad Yasin oo su\u2019aalo adag lagu weydiiyay kulanka Baarlamaanka &#038; jawaabo uu ka bixiyay"},"content":{"rendered":"<p>14 April 2019 (Puntlandes)\u00a0Kusimaha Taliyaha Nabadsugida ahna Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Dahir ayaa su\u2019aalooyin adag lagu weydiiyay kulanka Baarlamaanka, kuwaasoo qaarkood jawaabo layaab leh ka bixin.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/164a85.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-59222\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/164a85.jpg\" alt=\"\" width=\"549\" height=\"366\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/164a85.jpg 624w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/164a85-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/164a85-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/164a85-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 549px) 100vw, 549px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Fahad Yaasiin oo ka soo muuqday kulan looga hadlayay Arrimaha Ammaanka oo maanta u socoda Baarlamaanka ayaa wax laga weydiiyay arrinta xirnaanshaha waddooyinka, isagoo sheegay inuu yahay go\u2019aan ka soo baxay Hey\u2019addaha Amniga oo aan aheyn mid si gaar u quseeya Hey\u2019adda NISA.<\/p>\n<p>Sidoo kale Kusimaha Taliyaha ayaa la weydiiyay su\u2019aalo kale, oo ka mid aheyd xariggii Mukhtaar Roobow, isagoo xusay in xarigaas aanan shaqo ku laheyn, waxaana mar la weydiiyay in sababta Maxkamad loo soo taagi waayay waxaa uu ku gaabsaday inay u taalo Hey\u2019addaha Garsoorka.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo la weydiiyay arrimaha is bedelka Hey\u2019adda NISA, kala diridii Ciidamadii hubeysnaa, kuwaasoo uga jawaabayay inay aheyd howlo dib u habeyn ah oo Hey\u2019adda ku saabsaneyd.<\/p>\n<p>Kusimaha Taliyaha NISA ayaa wax laga weydiiyay arrimaha mushaaraadka iyo xuquuqda ciidamada, isagoo ku gaabsaday in arrimahan laga weydiiyo Wasaaradda Maaliyadda iyo Hanti dhowrka, waxaase uu caddeeyay in dhammaan saraakiisha mushaar la siiyay oo aanay jirin cid xuquuqdooda ka maqan tahay.<\/p>\n<p>Mr Fahad Yaasiin ayaa aad uga carooday su\u2019aal shaqsi aheyd oo uu weydiiyay Xildhibaan lagu magacaabo Zakariye Gaashaan, waxaana uu ka dalbaday Guddoomiyaha Baarlamaanka inuu Xildhibaanka raalli gelin ka bixiyo, maadaama su\u2019aal gef ku ah isaga iyo Hey\u2019adda uu weydiiyay.<\/p>\n<p>\u201cShaqo Hey\u2019adda dhexdeeda ah in Xildhibaan aniga i weydiiyo runtii wax aan fiicneyn waaye, sidaas darteed aniga waxaa ii<span class=\"text_exposed_show\">\u00a0muuqata Hey\u2019adda Nabadsugida in la xurmo dareeyay in golihii dhexdiisa in su\u2019aal nuucaan la isku dhex weydiiyay, in Hey\u2019adda iyo aniga shaqsiyan aan u qalmin, hadalkaas wuxuu gef ku yahay hey\u2019adda Nabadsugida shaqsiyan aniga, markii la codsanayay in aan warbaahinta la keenin Baarlamaanka su\u2019aalo ceynkan oo kale oo aan fiicneyn ayaa ka dhalan lahaa, Mudane Guddoomiye waxaa codsanayaa Xildhibaanka inuu cudur daar ka bixiyo, haddii kale xaqa qaanuuniga aan leeyahay ayaa qaadanayaa\u201dayuu yiri Fahad Yaasiin.<\/span><\/p>\n<p>Kulanka Baarlamaanka ayaa weli socda, waxaana Xildhibaanada weydiinayaan su\u2019aalaha Taliyeyaasha Ciidamada, kulankan ayaa noqonaya kii labaad ee ugu waqtiga dheeraa ee looga hadlayo arrimaha amniga dalka.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 April 2019 (Puntlandes)\u00a0Kusimaha Taliyaha Nabadsugida ahna Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Dahir ayaa su\u2019aalooyin&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":59222,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-59477","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1431,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59477","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=59477"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59477\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59478,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59477\/revisions\/59478"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/59222"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=59477"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=59477"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=59477"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}