{"id":59484,"date":"2019-04-15T18:32:49","date_gmt":"2019-04-15T16:32:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=59484"},"modified":"2019-04-15T18:32:49","modified_gmt":"2019-04-15T16:32:49","slug":"sawirro-madaxweynaha-puntland-oo-kulan-la-qaatay-madaxda-shirkadda-dp-world","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=59484","title":{"rendered":"Sawirro: Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Madaxda Shirkadda DP-World."},"content":{"rendered":"<p>Dubai, April 15, 2019: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay madaxda shirkadda DP-World oo uu hogaaminayey maamulaha shirkadda Sultan Ahmed Bin Sulayem.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa waxaa kulanka ku wehelinaayey Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Maxamed Cabdi Cismaan (Majiino), Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Wershedaha iyo Maalgashiga Cabdullaahi Cabdi Xirsi,\u00a0<span class=\"text_exposed_show\">Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Xuseen Cismaan Lugatoor (Gabiley) iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dowladda Puntland.<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Kulankan ayaa waxaa looga wada hadlay dhismaha iyo balaadhinta dekedda magaalada Boosaaso, dar-dargelinta hawlaha shaqo ee dekedda iyo ka midha-dhallinta heshiiska caalamiga ah ee bud-dhigga u ah mashruucani muhiim ka ah.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni oo ay ka go\u2019antahay horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha Dowladda Puntland iyo dar-dargelinta arrimaha maalgashiga ayaa balanqaaday in Xukuumadda cusub ee Puntland samayndoonto jewi sahlaya in deegaanada Puntland u diyaarsanaadaan maalgashi caalami ah, kuwaasi oo taageeraya sugidda Amniga iyo horumarinta deegaanada Puntland.<\/p>\n<p>Shirkadda DP-World ayaa balanqaaday in ay dedejindoonto dhammaan hawla la xiriira dhismaha iyo balaarinta dekedda Boosaaso, isla\u2019markaana ay ilaalinayaan hishiisyada iyo wax-walboo ku saabsan mashruucaas balaadhan ee lagu horumarinaayo xidhiidhka ganacsi, wada-dhalasho, siyaasadeed iyo kan soo jireenka ah ee Puntland iyo Imaaraadka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Puntland Maxamed Cabdi Cismaan (Majiino) ayaa kulankan kadib la qaatay kulamo muhiima masuuliyiinta kale ee Shirkadda DP-World, kuwaasi oo salka kuhaya dar-dargelinta dhammaystirka mashruuca dhismaha iyo balaadhinta dekedda magaalada Boosaaso.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ay ka go&#8217;antahay horumarinta, qaabaynta, maalgelinta iyo sugidda amniga Puntland ayaa kulamo kale oo muhiima la qaatay Wasaaradda Ganacsiga dalka Imaaraadka, iyadoo mar-labaad laga wadahadlay dib u yagleelidda ganacsiga xoolaha nool, waxaana si buuxda la isula meeldhigay in sida ugu dhakhsiyaha badan dib loogu bilaabo dhoofka xoolaha, waxaana uu kulankaasi kusoo dhammaaday guul.<\/p>\n<\/div>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-59485\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9.jpg\" alt=\"\" width=\"693\" height=\"479\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9-300x208.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9-768x531.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9-292x202.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9-638x441.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 693px) 100vw, 693px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-59486\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9a.jpg\" alt=\"\" width=\"686\" height=\"461\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9a.jpg 1280w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9a-300x202.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9a-768x516.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9a-1024x688.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9a-292x196.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9a-638x429.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 686px) 100vw, 686px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-59487\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9a1.jpg\" alt=\"\" width=\"689\" height=\"337\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9a1.jpg 1196w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9a1-300x147.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9a1-768x376.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9a1-1024x501.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9a1-292x143.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9a1-638x312.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 689px) 100vw, 689px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-59488\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9a2.jpg\" alt=\"\" width=\"685\" height=\"491\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9a2.jpg 1280w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9a2-300x215.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9a2-768x551.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9a2-1024x734.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9a2-292x209.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9a2-638x458.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/165a9a2-280x200.jpg 280w\" sizes=\"auto, (max-width: 685px) 100vw, 685px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dubai, April 15, 2019: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":59485,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-59484","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1330,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59484","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=59484"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59484\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59489,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59484\/revisions\/59489"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/59485"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=59484"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=59484"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=59484"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}