{"id":59713,"date":"2019-04-28T13:11:24","date_gmt":"2019-04-28T11:11:24","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=59713"},"modified":"2019-04-28T13:11:24","modified_gmt":"2019-04-28T11:11:24","slug":"madaxweyne-deni-waxaan-marti-galineynaa-shir-wada-tashi-ah-oo-ay-iskugu-imaanayaan-madaxda-dfs-iyo-dowladdaha-xubnaha-ka-ah-dfs","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=59713","title":{"rendered":"Madaxweyne Deni&#8221; Waxaan Marti Galineynaa Shir Wada-tashi ah oo ay Iskugu Imaanayaan Madaxda DFS iyo Dowladdaha Xubnaha Ka Ah DFS."},"content":{"rendered":"<p>Garoowe, April, 28, 2019: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xaqiijiyey in dowladda Puntland ay marti galinayso shir wada-tashi ay iskugu imaanayaan Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha xubnaha ka ah DFS.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/166a5a12.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-59718\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/166a5a12.jpg\" alt=\"\" width=\"532\" height=\"453\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/166a5a12.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/166a5a12-300x255.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/166a5a12-768x654.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/166a5a12-292x249.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/166a5a12-638x543.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 532px) 100vw, 532px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&#8220;Puntland waxay diyar u tahay hadii ay wax khaldameen in ay saxdo, wixii khaldamayna ay horay ug<span class=\"text_exposed_show\">a socoto, waxaa aan rabnaa in la xisaabtamo door dheer ay yeesheen Dowladdaha xubnaha ka ah DFS, iyo wada tashi la la-sameeyey madaxda sare ee dalka Madxaweynaha iyo Ra&#8217;iisul wasaaraha, waxaa la isla gartay maadaama tabashooyin Puntland sida ay u qabto ay maamulada kale dalkuna u qabaan, haba kala duwaanadeen daruufaha iyo xaaladaha ay ku kala nool yihiin&#8217;<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>&#8220;Si taas xal loogu helo tabashadeedana la helo waxaan soo jeedinay, guud ahaan dadkii meeshaas joogay la islana gartay in la yeesho shir wada-tashi ah, shirkaasna uu ka dhaco magaalada Garoowe, uuna qabsoomo bishan soo socoto May, 02, 2019 ilaa inta ku filan uu socdo oo ah inta aan la gaarin ramadaanka&#8221; Ayuu yiri Madaxweynaha Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa ka warbixiyey qaabka iyo qodobada looga wada hadli doono shirkaas wad-tashiga ah ee Puntland marti galin doonto.<\/p>\n<p>&#8220;Shirkaas waxaa uu noqonayaa shir si dhab ah looga wada hadlayo oo la rajeynayo in lagu jaangooyo qaabka madaxda Dowladda Federaalaka Soomaliya iyo Madaxda Dowladda xubanha ka ah DFS ay u wada shaqayn lahaayeen, sidoo kale in lagu xadido magaca uu qaadanayo habkaas lagu wada shaqaynayo oo uusan noqon kii hore oo la oran jiray &#8220;Golaha Amniga Qaranka&#8221; iyo sidii dib loogu eegi lahaa dastuurka Dalka oo aan u aragno in uu ku socdo wado khaldan&#8221;Ayuu yiri Madaxweynaha Puntland.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoowe, April, 28, 2019: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xaqiijiyey in dowladda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":59718,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-59713","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1166,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59713","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=59713"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59713\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59720,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59713\/revisions\/59720"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/59718"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=59713"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=59713"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=59713"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}