{"id":59836,"date":"2019-05-01T16:05:11","date_gmt":"2019-05-01T14:05:11","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=59836"},"modified":"2019-05-01T16:05:11","modified_gmt":"2019-05-01T14:05:11","slug":"warbixin-imisaa-wasiirrada-rw-khayre-is-casilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=59836","title":{"rendered":"Warbixin: Imisaa Wasiirrada RW Khayre is casilay?"},"content":{"rendered":"<p>01 May 2019 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019isul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre tan iyo markii xukuumadda uu soo magacaabey 21-kii March sanadkii 2017dii, waxaa is casilay wasiiro badan, kuwaas oo la shaqayn kari waayey.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/166a10a3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-59837\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/166a10a3.jpg\" alt=\"\" width=\"601\" height=\"435\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/166a10a3.jpg 736w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/166a10a3-300x217.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/166a10a3-292x211.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/166a10a3-638x462.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 601px) 100vw, 601px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qasiiradan ayaa\u00a0 waxay shaqada uga tageen khilaafaad saoo kala dhex galay Khayre, iyagoo la shawqayn kari waayey.<\/p>\n<p><strong>Feb 23, 2017:\u00a0<\/strong>Madaxweyne Maxamed Cabdullahi\u00a0Farmaajo ayaa ra\u2019isul wasaare u magacaabay\u00a0<strong>Xasan Cali Khayre<\/strong>\u00a0oo ka tirsanaa milkiilayaasha Soma Oil and Gas.<\/p>\n<p><strong>March 21, 2017:<\/strong>\u00a0Ra\u2019isul Wasaare Khayre ayaa magacaabay 68 wasiir, 8 ayaa haween ahaa, waxaa kale oo ku jiray 15 wasiiru dowle, 26 wasiir, 26 ku-xigeen, wasiiradaas 42 Xildhibaanno ahaa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Wasiirada xukuumada Khayre ee Iscasilay<\/strong><\/p>\n<p>1-Wasiirka Gaashaandhiga C\/rashid C\/llaahi Maxamed oo xilka iska casilay 12kii okt 2017<\/p>\n<p>2-Wasiirkii Gargaarka iyo Maaraynta masiibooyinka Maryan Qaasim Axmed\u00a0oo xilka iska casishay 15kii nov 2017<\/p>\n<p>3-Wasiirka Warfaafinta Yariisow oo xilka iska casilay\u00a020kii Jan 2018<\/p>\n<p>4-Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo xilka iska casilay\u00a024kii Abril 2018<\/p>\n<p>5-Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Saalim\u00a0Caliyoow Ibroow oo xilka iska casilay\u00a024kii Abril 2018<\/p>\n<p>6-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Ibraahim Isaaq Yarow oo xilka iska casilay\u00a024kii Abril 2018<\/p>\n<p>7-wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha iyo federaalka Cali Sheekh Maxamed Nuur oo xilka iska casilay\u00a0 24kii Abril 2018<\/p>\n<p>8-Wasiiru dowlaha Warfaafinta Cabdi Casis Xasan Maxamed oo xilka iska casilay\u00a024kii Abril 2018<\/p>\n<p>9-Wasirka Howlaha Guud ee Xukumada Federaalka Soomaaliya Xildhiban Cabdifiiatax Ibraahim Geesey oo xilka iska casilay\u00a016kii dec 2018<\/p>\n<p>10-Wasiirkii Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle oo xilka iska casilay\u00a001dii may 2019<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhanka kale RW Khayre ayaa xilka ka xayuubiya wasiirkii\u00a0 aan u guulwadayn, isagoo xilka ka xayuubiyey 8 wasiir.<\/p>\n<p><strong>Wasiiradda uu Khayre xilka ka qaaday ama la dilay<\/strong><\/p>\n<p>1- Wasiirka Howlaha Guud\u00a0Cabaas Cabdulaahi Siraaji oo la dilay 3dii May 2018<\/p>\n<p>2-Wasiirka Howlaha Guud\u00a0Cabaas Saadiq Cabdulaahi Cabdi (la magacaabay 22 aug 2017) 23kii may 2018 ayuu xilka ka qaaday RW Khayre<\/p>\n<p>3-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta soomaaliya Iimaan Cabdulaahi Cali 26kii Nov 2017 ayuu xilka ka qaaday RW Khayre<\/p>\n<p>4-Wasiika Arimaha Dibadda Yuusuf Garaad 4ta Jan 2018 ayuu xilka ka qaaday RW Khayre<\/p>\n<p>5-Wasiirka Arimaha Gudaha &amp; Fadaraalka Juxaa 4ta Jan 2018 ayuu xilka ka qaaday RW Khayre<\/p>\n<p>6-Wasiirka warshadaha iyo ganacsig\u00a0Khadra\u00a0Axmed Ducaale 4ta Jan 2018 ayuu xilka ka qaaday RW Khayre<\/p>\n<p>7-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta Xasan Macallin Xuseen Cusmaan 9kii July 2018 ayuu xilka ka qaaday RW Khayre<\/p>\n<p>8-Wasiirka Waxbarashada C\/raxmaan Daahir Cusmaan 26ka July 2018 ayuu xilka ka qaaday RW Khayre<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>01 May 2019 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019isul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre tan iyo markii xukuumadda uu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":59837,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-59836","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1451,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59836","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=59836"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59836\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59838,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59836\/revisions\/59838"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/59837"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=59836"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=59836"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=59836"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}