{"id":59874,"date":"2019-05-04T11:08:29","date_gmt":"2019-05-04T09:08:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=59874"},"modified":"2019-05-04T12:08:40","modified_gmt":"2019-05-04T10:08:40","slug":"taliyaha-ciidamada-daraawiishta-puntland-ee-aagga-galgala-oo-ka-badbaaday-qaran-lkagu-weeraray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=59874","title":{"rendered":"Taliyaha ciidamada Daraawiishta Puntland ee aagga Galgala oo ka badbaaday Qaran lkagu weeraray"},"content":{"rendered":"<p>04 May 2019 (Puntlandes)\u00a0Qarax xoogan ayaa ka dhacay magaalada Bosaso\u00a0 xalay wakhti dambe oo ku beegan 1:00am xilligaasi oo aan magaalada looga baran in qaraxyo ka dhacaan islamarkaana dadka badankoodu ay hurdeen.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/166b2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-59875\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/166b2.jpg\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/166b2.jpg 624w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/166b2-300x173.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/166b2-292x168.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 624px) 100vw, 624px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa miino nooca boodada loo yaqaan ah oo lagu aasay kadinka guriga taliyaha ciidamada Daraawiishta Puntland ee aagga Galgala G\/sare Cabdiraxmaan Qadaafi.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa sida la xaqiijiyay ka badbaaday qaraxa lamana soo sheegin wax khasaare nafeed ah oo ka dhashay qaraxaasi balse gurigiisa ayaa burbur ka soo gaaray.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidamada Daraawiishta Puntland ee aagga Galgala iyo ku xigeenkiisa ayaa magaalada Bosaso ka deggan laba guri oo isku-dheggan kuwaasi oo uu xalay saameeyay qaraxa.<\/p>\n<p>Laamaha amniga dowladda Puntland ee gobolka Bari ayaan dhankooda weli ka hadlin qaraxa ka dhacay magaalada Bosaso.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>04 May 2019 (Puntlandes)\u00a0Qarax xoogan ayaa ka dhacay magaalada Bosaso\u00a0 xalay wakhti dambe oo ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":59875,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-59874","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1434,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59874","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=59874"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59874\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59876,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59874\/revisions\/59876"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/59875"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=59874"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=59874"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=59874"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}