{"id":59953,"date":"2019-05-07T20:54:55","date_gmt":"2019-05-07T18:54:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=59953"},"modified":"2019-05-07T20:54:55","modified_gmt":"2019-05-07T18:54:55","slug":"puntland-oo-ka-soo-horjeesatay-guddi-ay-wasaaradda-awqaafta-iyo-arrrimaha-diinta-soomaaliya-magacowday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=59953","title":{"rendered":"Puntland oo ka soo horjeesatay guddi ay wasaaradda Awqaafta iyo Arrrimaha Diinta Soomaaliya magacowday"},"content":{"rendered":"<p>07 May 2019 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Caddaalada, arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Puntland Cawil Sheikh Xaamud Maxamed oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ka soo horjeestay guddi ay magacowday wasaaradda Awqaafta iyo Arrrimaha Diinta ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo qaabilsan kala saarista shirkadaha u tartamaya fulinta adeegyada xajka ee sannadkan, oo ay dhowaan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/46.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-59954\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/46.jpg\" alt=\"\" width=\"629\" height=\"354\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/46.jpg 777w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/46-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/46-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/46-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/46-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/46-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 629px) 100vw, 629px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiir Xaamud ayaa sheegay in xukuumadda Puntland ay si cad uga horjeeddo, wuxuuna ku sababeeyey i aan lagala tashan dawladda Puntland.<\/p>\n<p>Xaamud ayaa \u00a0xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay maroorsatay qoonadii Puntland ka heshay \u00a011500 (kow iyo toban kun iyo shan boqol) oo xujeey ah, kuwaasi oo Sacuudigu u xadidday in ay \u00a0Sannadkan ka soo xajiyaan gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka Xaamud ayaa yiri \u201cWaxaannu dareemaynaa, in wax badan oo isdaba-maris ah ay jiraaniin, wax badan oo daacadnimaa in ay meeshii ka maqantahay, ballantu sidii ay ahayd in wasaaraddu oga soo baxdo ayaan rabnaa oo ay nagu soo wareejiso, wasaaradda Caddaalada ee Dowladda Puntland ay ku soo wareejiso, si iyadu markaa arrimihii Xajka iyo Shu\u2019uunteeda ay u qunto\u201d<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in haddii aan Puntland loo soo wareejin qoondadeeda, ay ka soo baxayso \u00a0in xukuumadda Federaalka aysan dhab ka ahayn, in ay wada-shaqeyn la yeelato dowlad goboleedyada dalka, waxaana uu dalbaday in si deg deg ah Puntland loogu soo wareejiyo qoondadaasi.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>07 May 2019 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Caddaalada, arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Puntland Cawil Sheikh Xaamud Maxamed oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":59954,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-59953","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1267,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59953","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=59953"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59953\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59955,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/59953\/revisions\/59955"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/59954"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=59953"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=59953"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=59953"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}