{"id":60024,"date":"2019-05-11T10:41:07","date_gmt":"2019-05-11T08:41:07","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60024"},"modified":"2019-05-11T10:41:07","modified_gmt":"2019-05-11T08:41:07","slug":"galmudug-oo-war-saxaafadeed-kasoo-saartay-sababta-uu-u-burburay-shirkii-wada-tashiga-dfs-dowlad-gobaleedyada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60024","title":{"rendered":"Galmudug oo war-saxaafadeed kasoo saartay sababta uu u burburay Shirkii Wada-tashiga DFS &#038; Dowlad Gobaleedyada"},"content":{"rendered":"<p>11 May 2019 (Puntlandes)\u00a0War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa lagu\u00a0lagu sheegay mas&#8217;uuliyada burburka Shirkii Wada-tashiga DFS &amp; Dowlad Gobaleedyada ay qaadanayso dawladda Fedraalka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/166b5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-59900\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/166b5.jpg\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"436\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/166b5.jpg 2020w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/166b5-300x193.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/166b5-768x494.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/166b5-1024x659.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/166b5-292x188.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/166b5-638x411.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/166b5-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/a><\/p>\n<p>War-saxaafadeed ayaa Galmudug ku tiri &#8220;Dowlad Goboleedka Galmudug wuxuu niyad jab ka muujinayaa fashilka ku yimid shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo kuwa Federaalka uga socanayay 5-10 bishan Magaalada Garoowe&#8221;<\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Galmudug ayaa ku eedaysay DFS inay xagaldaacisay shirka waxayna tiri &#8220;Galmudug waxay dadaal kasta ku bixisay in shirka Garoowe guuleysto iyadoo mar walba ay ka go&#8217;an tahay xeerinta danta shacabka oo laga horumarinayo danaha gaarka ah balse DFS ayaa qaaday tallaabooyin xagaldaacin ku ah shirka iyo ajendayaashii loo madlanaa sida; shirciga Doorashooyinka, Batroolka iyo arrimaha dastuurka&#8221;<\/p>\n<p>Waxay kaloo Galmudug ku eedaysay DFS inay diiday inay ixtiraanto heshiiskii Galmudug iyo Ahlusunna ee Jabuuti &#8220;DFS waxay diiday inay ixtiraamto heshiiskii Jabuuti oo ay Galmudug iyo maamulka G\/dhexe ku hesheeyeen kaasoo ay wax ka saxiixeen, dastuurkii lagu heshiiyana ay tixgalin waayeen iyadoo wali faragalin ku haya arimaha Galmudug&#8221;<\/p>\n<\/div>\n<p>Ahkriso\u00a0war-saxaafadeedka<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/90.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-60025\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/90.jpg\" alt=\"\" width=\"686\" height=\"895\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/90.jpg 736w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/90-230x300.jpg 230w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/90-292x381.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/90-638x832.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 686px) 100vw, 686px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 May 2019 (Puntlandes)\u00a0War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":59900,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-60024","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1207,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60024","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=60024"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60024\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60026,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60024\/revisions\/60026"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/59900"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=60024"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=60024"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=60024"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}