{"id":60208,"date":"2019-05-16T18:40:49","date_gmt":"2019-05-16T16:40:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60208"},"modified":"2019-05-16T18:40:49","modified_gmt":"2019-05-16T16:40:49","slug":"xafiiska-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-soo-saaray-goaanno-ku-saabsan-dhoofinta-dhuxusha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60208","title":{"rendered":"Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo soo saaray Go\u2019aanno ku saabsan Dhoofinta Dhuxusha"},"content":{"rendered":"<p>16 May 2019 (Puntlandes)\u00a0Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta soo saaray War-saxaafadeed ku Saabsan soo Saaridda iyo Dhoofinta Dhuxusha.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/89.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60022\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/89.png\" alt=\"\" width=\"324\" height=\"235\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/89.png 324w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/89-300x218.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/89-292x212.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 324px) 100vw, 324px\" \/><\/a><\/p>\n<p>War saxaafadeedku waxa uu u qoraa sidan:<br \/>\n\uf0b7 Soo saaridda iyo dhoofinta dhuxushu waxay saamayn laxaad leh ku leedahay xaalufinta deegaanka, waxayna il wayn oo dhaqaale u tahay argagixisada.<\/p>\n<p>\uf0b7 Dhoofinta dhuxusha waa fal-dambiyeed lagu ciqaabi karo Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed, waxaana lagu mamnuucay Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada\u00a0Midoobay S\/RES\/2036 (2012) ee ku saabsan mamnuucidda, dhoofinta iyo soo dejinta dhuxusha Soomaliyeed si dadban ama si toos ah xataa haddii aanay dhuxushaasi Soomaaliya toos uga imaanin.<\/p>\n<p>\uf0b7 Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranku wuxuu baaris ku hayay fal-danbiyeedkaa foosha xun, wuxuuna isagoo la kaashanaya INTERPOL ku dhawyahay in la soo qabto xubno ka ganacsada soo saaridda iyo dhoofinta dhuxusha.<\/p>\n<p>\uf0b7 Iyadoo taasi jirto ayaa haddana waxaa jira xog lagu kalsoon yahay oo sheegaysa inay dib u billaabatay soo saaridda iyo dhoofinta dhuxusha xeebaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>\uf0b7 Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka wuxuu uga digayaa ganacsatada Soomaaliyeed\u00a0ee ku nool dalka gudahiisa ama dibaaddiisa kuna lug leh dhoofinta dhuxusha sharci darrada ah inay joojiyaan faldanbiyeedkaa waxayna wajahayaan ciqaabta ka dhalata fal-danbiyeedkaas sida ku xusan<br \/>\nXeerka Ciqaabta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\uf0b7 Si arrintaa wax looga qabto Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa la kaashanaya Booliska Soomaaliyeed guud ahaan iyo ka Dawlad-Goboleedka Jubaland gaar ahaan.<\/p>\n<p>\uf0b7 Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka wuxuu ka digayaa in doomaha iyo\u00a0maraakiibta lagu raro dhuxusha in lala wareegayo iyadoo loo marayosida ay qabaan shuruucda dalka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/65.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-60209\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/65.jpg\" alt=\"\" width=\"682\" height=\"854\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/65.jpg 767w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/65-240x300.jpg 240w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/65-292x365.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/65-638x799.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 682px) 100vw, 682px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>16 May 2019 (Puntlandes)\u00a0Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta soo saaray War-saxaafadeed ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":60022,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-60208","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1257,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60208","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=60208"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60208\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60210,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60208\/revisions\/60210"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/60022"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=60208"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=60208"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=60208"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}