{"id":60337,"date":"2019-05-18T21:22:37","date_gmt":"2019-05-18T19:22:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60337"},"modified":"2019-05-18T21:22:37","modified_gmt":"2019-05-18T19:22:37","slug":"daawo-wasiir-goodax-oo-sheegay-in-uu-fashilmay-imtixaanka-shahaadiga-ah-ee-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60337","title":{"rendered":"Daawo wasiir Goodax oo sheegay in uu fashilmay Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland"},"content":{"rendered":"<p>18 May 2019 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Waxbarashada Dowlada Federalka Cabdulaahi Goodax Barre ayaa sheegay in imtixaanka maanta ka bilowday Puntland uu fashilmay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/166a.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-59555\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/166a.png\" alt=\"\" width=\"534\" height=\"311\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/166a.png 639w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/166a-300x175.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/166a-292x170.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/166a-638x371.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 534px) 100vw, 534px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Warkan ka soo baxay Wasiirka Waxbarashada Dowlada Federalka ayuu ka sheegay xilli uu maanta gaaray magaalada Jowhar, isagoo lagu xasuusto hanjabaad uu u jeediyey ardayda, waalidiinta iyo dawladda Puntland.<\/p>\n<p>&#8220;Imtixaan Waa fashilmaa, Saacadan la joogo Puntland imtixaaney qaadaysay waa ka fashilmay, wadamada dariska ah iyo aduunka waa ka fashilmaan, laakiin intaan fashil la&#8217;aanta u dhawaanay eega, 104 Goobood oo imtixaan lagu qaadayay in Hal kaliya uu ka fashilmay, wey yartahay runtii, da&#8217;daal weyn ayaanan galinay Arintaan&#8221;<\/p>\n<p>Ku dhawaad 16 kun oo Arday ayaa maanta u fariistay Imtixaanka Shahaadiga ah, deegaanada Puntland walina lama soo sheegan wax fashilaad ah oo dhacay.<\/p>\n<p>Daawo Wasiirka Waxbarashada Cabdulaahi Goodax oo ka hadlaya imtixaanka Puntland<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/YT4AkIe9wt4\" width=\"600\" height=\"520\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 May 2019 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Waxbarashada Dowlada Federalka Cabdulaahi Goodax Barre ayaa sheegay in imtixaanka maanta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":59555,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-60337","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1374,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60337","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=60337"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60337\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60338,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60337\/revisions\/60338"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/59555"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=60337"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=60337"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=60337"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}