{"id":60442,"date":"2019-05-20T14:01:13","date_gmt":"2019-05-20T12:01:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60442"},"modified":"2019-05-20T14:01:13","modified_gmt":"2019-05-20T12:01:13","slug":"xildhibaanada-dfs-oo-ansixiyay-sharciga-batroolka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60442","title":{"rendered":"Xildhibaanada DFS oo Ansixiyay Sharciga Batroolka"},"content":{"rendered":"<p>20 May 2019 (Puntlandes) Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Sharciga Batroolka oo maalmihii la soo dhaafay ay ka doodayeen.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Baarlamaanka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60443\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Baarlamaanka.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"500\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sharcigan oo ay soo gudbiyeen Golaha Wasiirada ayaa ka mid ahaa sharciyada ugu muhiimsan ee ay aad u daneyneysay Xukuumadda uu hoggaamiyo Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre.<\/p>\n<p>154 Xildhibaan oo soo xaadiray kulankii maanta ayaa waxaa cod gacan taag ah ku ogolaaday 150 Xildhibaan, halka 4 Xildhibaan ay diideen.<\/p>\n<p>Maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa socday olole ay waday Xukuumadda oo ahaa sidii sharcigan loo ansixin lahaa.<\/p>\n<p>Shirkii natiijo la\u2019aanta ku dhamaaday ee dhowaan ka dhacay magaalada Garowe ayaa qodobadii ay isku mari waayeen Madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada ka mid ahaa arrimaha Batroolka.<\/p>\n<p>Ansixinta Sharcigan ayaa ku soo beegmaya, iyadoo bisha November ee sanadkan la filayo in la bilaabo bixinta Blocks goobaha shidaalka laga sahmiyay oo Shirkadaha Shidaalka ay iibsan doonaan, si ay u bilaabaan shidaal baarista.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>20 May 2019 (Puntlandes) Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Sharciga Batroolka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":60443,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-60442","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1167,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60442","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=60442"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60442\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60444,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60442\/revisions\/60444"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/60443"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=60442"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=60442"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=60442"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}