{"id":60765,"date":"2019-05-25T22:42:41","date_gmt":"2019-05-25T20:42:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60765"},"modified":"2019-05-25T22:42:41","modified_gmt":"2019-05-25T20:42:41","slug":"akhriso-wasaaradda-caafimaadka-oo-ku-wargelisay-heyadaha-caalamiga-in-nairobi-laga-raro-shirarka-iyo-siminaarada-lagu-qaban-jiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60765","title":{"rendered":"Akhriso Wasaaradda Caafimaadka oo ku wargelisay Hey\u2019adaha caalamiga in Nairobi laga raro Shirarka iyo Siminaarada lagu qaban jiray"},"content":{"rendered":"<p>25 May 2019 (Puntlandes)\u00a0Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku wargelisay Hey\u2019addaha UN-ka, kuwa Deeq bixiyeyaasha iyo Iskaashiga Caalamiga in aanay ka qeyb geli doonin dhammaan shirarka, Siminaarada iyo Tababarada ee ka dhacaya Nairobi, waxayna ugu baaqday in shirarkaas iyo Siminaarada lagu qabto dalka gudihiisa ama loo bedelo dal kale, si Wakiiladda Wasaaradda ugu fududaato dhanka safarka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/89.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60022\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/89.png\" alt=\"\" width=\"324\" height=\"235\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/89.png 324w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/89-300x218.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/89-292x212.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 324px) 100vw, 324px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shirkii Golaha Wasiirada ayaa laga soo saaray go\u2019aan ah in Wasaaradaha Xukuumadda inay ku wargeliyaan Hey\u2019adaha ay bahwadaagta iyo wada shaqeynta leeyihiin in shirarkii lagu qaban jiray Nairobi laga raro, isla markaana loo wareejiyo magaalooyinka sida Kigali, Kampala iyo Addis Ababa.<\/p>\n<p>Dowladda Kenya ayaa dhowaan Visaha dal ku galka u diiday Wasiiro iyo Xildhibaano ka qeyb geli lahaa shirkii ka dhici lahaa Magaalada Nairobi, waxaana tallaabada Xildhibaanada iyo Wasiirada loogu diiday Visaha dal ku galka uu sababay in dowladda Soomaaliya qaadato go\u2019aan ah in wixii hada ka dambeeya aanay ka qeyb geli doonin shirarka Nairobi ka djaca.<\/p>\n<p>Akhriso qoraalka oo af Ingiriis ku qoran<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/200a1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-60766\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/200a1.png\" alt=\"\" width=\"669\" height=\"920\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/200a1.png 632w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/200a1-218x300.png 218w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/200a1-292x402.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 669px) 100vw, 669px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 May 2019 (Puntlandes)\u00a0Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku wargelisay Hey\u2019addaha UN-ka, kuwa Deeq bixiyeyaasha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":60022,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-60765","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1268,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60765","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=60765"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60765\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60767,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60765\/revisions\/60767"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/60022"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=60765"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=60765"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=60765"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}