{"id":60800,"date":"2019-05-27T12:21:01","date_gmt":"2019-05-27T10:21:01","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60800"},"modified":"2019-05-27T12:21:01","modified_gmt":"2019-05-27T10:21:01","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-faah-faahiyay-habraaca-doorashooyinka-dowlad-goboleedyada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60800","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo faah faahiyay habraaca doorashooyinka Dowlad goboleedyada."},"content":{"rendered":"<p dir=\"ltr\">27 May 2019 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha fedraalka iyo dib u heshiisiinta Dowlada Soomaaliya Cabdi Maxamed Sebriye oo la hadlay laanta afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa faah faahin dheeriya ka bixiyay Habraaca loo marayo doorashooyinka Dowlad goboleedyada dalka ee Wasaaradu dhawaan shaacisay.<\/p>\n<p dir=\"ltr\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/18a7b.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60801\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/18a7b.png\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/18a7b.png 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/18a7b-300x169.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/18a7b-292x164.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/18a7b-638x359.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/18a7b-400x225.png 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Wasiir Sebriye ayaa sheegay in qorshahani yahay midkii horaba loogu shaqeyn jiray balse hada kaliya uun ay shacabka u soo bandhigeen.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Wasiirka oo arintaa ka hadlayay ayaa yiri \u201cWax hadda cusub oo aan soo saarnay ma jiraan, waxaan go-aansanay uun in aan soo dhigno shacabka hortiisa system-kii (nidaamkii) awalba lagu dhaqmaayay, ma jiro runtii hal qodobna allaha ka dhigee 27-ka qodob ee aan soo bandhignay qodob ku cusub\u201d.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Wasiirka arrimaha arimaha gudaha oo la weydiiyay waxa ay ka yeelayaan ka wasaarad ahaan Maamuladda cabashada durba ka muujiyay arintaan ayaa ku jawaabay, \u201cWasaaradda arimaha gudaha guud ahaan dalkaan Dimuquraadiyeytiisa, iyo Fedraaleyntiisa mas\u2019uuliyadooda guud, iyadaa iska leh, Wasaaradu kaalinbeey leedahay Dowlad goboleedkuna kaalinbeey leedahay mana ku fara galindoono kaalintooda, Waxaana diyaar u nahay in aan kala fariisano cid kasta oo cabasha ka qabta Habraaca aan soo saarnay ee loo marayo Doorashooyinka Dowlad goboleedyada\u201d.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Hadalka Wasiirka arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sebriya ayaa daba socda Warqad shalay ka soo baxday Xafiiskiisa oo looga hadlay Habraaca Doorashooyinka Dowlad goboleedyada Dalka.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 May 2019 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha fedraalka iyo dib u heshiisiinta Dowlada Soomaaliya Cabdi&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":60801,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-60800","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1417,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60800","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=60800"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60800\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60802,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60800\/revisions\/60802"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/60801"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=60800"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=60800"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=60800"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}