{"id":60806,"date":"2019-05-27T12:25:20","date_gmt":"2019-05-27T10:25:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60806"},"modified":"2019-05-27T12:25:20","modified_gmt":"2019-05-27T10:25:20","slug":"qatar-oo-ka-qeyb-galeysa-shir-ka-dhacaya-sucuudiga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60806","title":{"rendered":"Qatar oo ka qeyb galeysa Shir ka dhacaya Sucuudiga"},"content":{"rendered":"<p>27 May 2019 (Puntlandes)\u00a0Xili khilaaf Ba\u2019ani horay uga dhexeeyay Dowladda Qatar iyo Dowladaha kale ee Khaliijka Carabta ee uu Sucuudigu Hugaamiyo ayaa Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani waxa uu sheegay in uu \u00a0warqad casuumaad ah ka helay Boqor Salmanka Boqortooyada Sucuudi Carabiya si uu uga \u00a0qayb galo shir deg deg ah oo ka dhacaya magaalada barakaysan ee Makka Al-mukaramah.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/18ab2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60807\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/18ab2.jpg\" alt=\"\" width=\"500\" height=\"300\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/18ab2.jpg 500w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/18ab2-300x180.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/18ab2-292x175.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Shirkan oo ay ka qaybgalayaan wadamadda ku bahoobay \u00a0Golaha Iskaashiga Gacanka Carabta \u00a0ayaa waxaa uu dhici doonaa 30\u2019ka bishan May sida ay shaacisay wasaarada arimaha dibada dalka Qatar.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka iyo Wasiirka Arimaha Dibadda Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa sidookale helay fariintan xilli xoghayaha guud ee ururka GCC Axadii uu tagay magaalada Doxa.<\/p>\n<p>Bishii June ee sanadkii 2017\u2019dii ayay ahayd markii dalalka Sucuudiga, Masar, Baxrayn, iyo Imaaraatka ay xiriirka u jareen dalka Qatar iyagoona sidoo kale cunaqabateeno kasaaray dhulka, badda, iyo hawadaba.<\/p>\n<p>Isbahaysigan uu hogaaminayo Sucuudiga ayaa waqtigaasi Qatar ku eedeeyay in ay taageerto waxa loogu yeero argagaxisda balse Doxa ayaa eedeemahaasi ku tilmaamtay waxba kama jiraan.<\/p>\n<p>Arintaan ayaa loo arkaa mid qeyb weyn ka qaadan karta isku soo dhawaanshaha Dowladda Qatar iyo Dowladaha Sucuudigu hugaamiyo ee horay xiriirka ugu jaray.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 May 2019 (Puntlandes)\u00a0Xili khilaaf Ba\u2019ani horay uga dhexeeyay Dowladda Qatar iyo Dowladaha kale ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":60807,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-60806","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1510,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60806","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=60806"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60806\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60808,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60806\/revisions\/60808"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/60807"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=60806"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=60806"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=60806"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}