{"id":60813,"date":"2019-05-27T18:28:54","date_gmt":"2019-05-27T16:28:54","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60813"},"modified":"2019-05-27T18:28:54","modified_gmt":"2019-05-27T16:28:54","slug":"dhagayso-somaliland-oo-ka-been-sheegtay-maxaabiistii-ay-iswaydaarsanayeen-puntland-muuqaal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60813","title":{"rendered":"Dhagayso: Somaliland oo ka been sheegtay Maxaabiistii ay iswaydaarsanayeen Puntland (muuqaal)"},"content":{"rendered":"<p>27 May 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxtooyada Somaliland ayaa sheegay in uu madaxweynaha Somailland cafis u fidiyay maanta oo ah 27ka may 2019ka, maxaabiis Puntland looga qabtay dagaalkii Tukaraq oo ku xiran magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulkaasi.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/166a1b9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-59588\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/166a1b9.jpg\" alt=\"\" width=\"431\" height=\"287\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/166a1b9.jpg 1500w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/166a1b9-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/166a1b9-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/166a1b9-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/166a1b9-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/166a1b9-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/166a1b9-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 431px) 100vw, 431px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Af-hayeenka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland uu cafis u fidiyay 14 maxbuus oo Puntland looga qabtay dagaalkii Tukaraq, isagoo xeerinaya nabadgelyada labada dhinac iyo fadliga bisha barakaysan ee Ramadan.<\/p>\n<p>Hoos ka dhagayso Somaliland oo been sheegay heshiiska maxaabis iswaydaarsiga ee Puntland waraysi BBC la yeelatay<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-60813-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Somaliland-oo-been-sheegay-heshiiska-maxaabis-iswaydaarsiga-ee-Puntland.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Somaliland-oo-been-sheegay-heshiiska-maxaabis-iswaydaarsiga-ee-Puntland.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Somaliland-oo-been-sheegay-heshiiska-maxaabis-iswaydaarsiga-ee-Puntland.mp3<\/a><\/audio>\n<p>Hadalka af-hayeenka ayaa ku soo beegmay, iyadoo maalintii shalay ay labada maamul ee Puntland iyo Somaliland kala saxiixdeen heshiis maxaabiis is-weydaarsi oo ay fududaysay hay\u2019adda Laanqeynta cas (ICRC).<\/p>\n<p>Haddaba, \u00a0maamulka Somaliland ayaa ku dhiirran-waayay in uu soo bandhigo heshiiska, isagoo doorbiday in uu cafis aan jirin isku maaweeliyo, si uu qiil ugu sameeyo heshiiskaasi maxaabiis isweydaarsiga.<\/p>\n<p>Puntland ayaa dagaalkii Tukaraq ku qabatay, 19 askari oo ka tirsan ciidamada Somaliland oo uu ku jiray sarkaal sare, kuwaasi oo badankooda laga qabtay ciidanka uu hoggaamiyo Mahad Cambaashe oo ah nin u dhashay gobolka Sool.<\/p>\n<p>Ha\u2019yeeshee, Puntland ayaa bishii Febraayo ee sannadkan sii daysay 16 kamid ah maxaabiistaasi oo ka soo jeeday gobolada SSC, kadib markii dhaqan-celin loo sameeyay, waxaana hadda gacanta Puntland ku harsan 3 maxbuus oo u dhashay gobolada waqooyi galbeed.<\/p>\n<p>Maxaabiista Puntland hayso waxaa ku jira ku xigeenkii taliyaha ciidamada Somaliland ee aagga Tukaraq oo lagu qabtay dagaal ka dhacay degaanka Tukaraq 24-kii bishii Maarso 2018.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Somaliland ayaa dagaalkii Tukaraq ku qabatay 14 maxbuus oo ka tirsan ciidamada Puntland, balse ma jirin hal ruux oo laga siidaayay maxaabiista Somaliland qabatay, waana kuwa hadda la soo wareejin doonto.<\/p>\n<p>Sida ku xusan heshiiska maxaabiis is-weydaarsiga ee dhexmaray Puntland iyo Somaliland, waxaa labada dhinac maxaabiista is-weydaarsan doonaan 3 bisha June ee soo socota.<\/p>\n<p>Hoos ka daawo shirka jaraa\u2019id ee Somaliland<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/d9ohmGsO86s\" width=\"680\" height=\"572\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 May 2019 (Puntlandes)\u00a0Madaxtooyada Somaliland ayaa sheegay in uu madaxweynaha Somailland cafis u fidiyay maanta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":59218,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-60813","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1985,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60813","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=60813"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60813\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60815,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60813\/revisions\/60815"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/59218"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=60813"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=60813"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=60813"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}