{"id":60816,"date":"2019-05-28T23:49:22","date_gmt":"2019-05-28T21:49:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60816"},"modified":"2019-05-28T23:49:22","modified_gmt":"2019-05-28T21:49:22","slug":"tarsan-wasaarad-kale-oo-laga-wareysanayo-wax-ku-saabsan-arrimaha-dibadda-ma-jirto","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=60816","title":{"rendered":"Tarsan \u201cWasaarad kale oo laga wareysanayo wax ku saabsan arrimaha dibadda ma jirto\u201d"},"content":{"rendered":"<p>28 May 2019 (Puntlandes)\u00a0\u00a0Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ka hor-yimid go\u2019aan ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, kaasoo Hey\u2019addaha Caalamiga ku wargelisay in dhamaan shirarkii iyo Siminaaradii lagu qaban jiray Nairobi laga wareejiyo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/19-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-60817\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/19-2.jpg\" alt=\"\" width=\"548\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/19-2.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/19-2-300x203.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/19-2-292x198.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/19-2-638x432.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/19-2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 548px) 100vw, 548px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Amb. Tarsan ayaa sheegay in waxyaabaha arrimaha dibadda ku saabsan aanan Wasaarad kale laga warsaneyn, isagoo xusay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ay hoggaamiso siyaasadda arrimaha dibadda.<\/p>\n<p>\u201cSiyaasadda arimaha dibada dalka waxa hogaamiya wasaarada arimaha dibada,wasaarad kale oo laga wareysanayo wax ku saabsan arimaha dibada ma jirto,waxa ay soo saarto wasaarada arimaha dibada ayaa magaca dawlada ku hadlaya, mar aanu kulan jimcihii wasiiradda arimaha dibada Kenya Monica Juma waxay ii sheegtay in ay ka jawaabi doonaan war saxafadeedkii ay soo saaratay Soomaaliya\u201dayuu yiri Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo wareysi siiyay laanta afka Soomaaliga ee BBC.<\/p>\n<p>Waxaa uu ka hadlay shir ka dhacay magaalada Nairobi oo lagu xusayay sanad-guurad UN Habitat, kaasoo markii u horeysay Afrika lagu qabtay, waxaa shirkaas ka qeyb galay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, iyadoo Soomaaliya ay shirkaas u matalayeen Wasiirka Howlaha Guud, Safiir Tarsan iyo Mas\u2019uuliyiin kale.<\/p>\n<p>\u201cShirkani wuxu ahaa sanad guuradii UN- Habitat oo markii u horeysay lagu qabtay Afrika, waxa furay madaxweynaha dawlada Kenya Uhuru Kenyatta, Soomaaliya waxa laga casuumay Gudoomiyaal badan iyo wasiirka hawlaha guud iyo dibu dhiska, Gudoomiyaasha qaar ayaan iman iyo aniga oo ka socday saafarada, muhiimada ugu wayn ee looga hadlay waxay ahayd magaalaynta dadkii ka soo tagaya Miyiga\u201dayuu yiri Maxamuud Axmed Tarsan<\/p>\n<p>Wasaaradaha Xukuumadda ayaa haatan u muuqda kuwo isku khilaafsan arrinta ku saabsan shirarkii iyo Siminaaradii lagu qaban jiray magaalada Nairobi, iyadoo go\u2019aan aan rasmi aheyn oo dowladda gaartay uu sheegayay in shirarka iyo siminaarada Wasaaradaha loogu qabto Nairobi loo raro magaalooyinka Kigali, Kampala iyo Addis Ababa.<\/p>\n<p>Dowladda Kenya ayaa dhowaan bilowday tallaabooyin ay cadaadis ku saareyso Mas\u2019uuliyiinta dowladda, waxaana dhowaan dal ku galka ay u diiday Xildhibaano iyo Wasiiro oo Garoomada lagu siin jiray Visaha dal ku galka, marka ay Nairobi ka dagaan.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>28 May 2019 (Puntlandes)\u00a0\u00a0Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":60817,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-60816","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1359,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60816","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=60816"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60816\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60818,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60816\/revisions\/60818"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/60817"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=60816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=60816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=60816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}